{"id":426782,"date":"2020-09-08T15:28:47","date_gmt":"2020-09-08T12:28:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426782"},"modified":"2020-09-08T18:23:43","modified_gmt":"2020-09-08T15:23:43","slug":"10-ka-tirsan-maleeshiyada-al-shabaab-oo-lagu-dilay-duqayn-ka-dhacday-jubada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/10-ka-tirsan-maleeshiyada-al-shabaab-oo-lagu-dilay-duqayn-ka-dhacday-jubada-hoose\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal A-lshabaab ah oo lagu dilay duqayn ka dhacday Jubbada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA)-10-ka tirsan maleeshiyada xagjirka ah ee Al-shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay duqayn xagga dhulka ah oo maanta ka dhacay deegaanka Dhaay-unboow iyo deegaano kale oo hoos taga tuulada Dhasheeg-waamo oo 60-km uga beegan dhinaca woqooyi magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland.<\/p>\n<p>Horjoogihii maleeshiyada u qaabilsanaa Dhaay-unboow oo lagu magacaabi jiray Cabdi Maxamed Bashiir ayaa ka mid ah dadka duqaytaasi lagu dilay, waxaana dhaawac soo gaaray horjoogihii maleeshiyada u qaabilsanaa deegaanka Maroodi-gubow, oo magaciisa lagu soo koobay Xirow, kaas oo ay ula carareen degmada Jilib oo ka tirsan Jubada dhexe.<\/p>\n<p>Duqayntaas oo ay fuliyeen Komandoosta Danab oo kaashanaysa ciidamo Maraykan ah ayaa lagu burburiyey fariisimo ay maleeshiyadu aagaasi ku lahayd iyo gaadiid ay isticmaalayeen, waxaana ku dhaawacmay 2-kale oo maleeshiyada ka tirsanaa, sida uu SONNA u soo wariyey Shirwac Cumar oo ka tirsan Idaacadda ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Ciidanka Danab ayaa todobaadyadii ugu dambeeyey xoojiyey hawlgallada qorshaysan ee lagu beegsanayo maleeshiyada Al-shabaab, waxaana hawlgalladan ay wiiqeen awoodda kooxda ka dib markii todobaadkan laga qabsaday deegaanka Janaay Cabdalla oo ah goob istiraatiiji ah, una ahayd bar ay dhaqaalo ka soo galaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo (SONNA)-10-ka tirsan maleeshiyada xagjirka ah ee Al-shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay duqayn xagga dhulka ah oo maanta ka dhacay deegaanka Dhaay-unboow iyo deegaano kale oo hoos taga tuulada Dhasheeg-waamo oo 60-km uga beegan dhinaca woqooyi magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland. Horjoogihii maleeshiyada u qaabilsanaa Dhaay-unboow oo lagu magacaabi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426782","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426782"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426809,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426782\/revisions\/426809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}