{"id":426756,"date":"2020-09-08T10:56:24","date_gmt":"2020-09-08T07:56:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426756"},"modified":"2020-09-08T10:56:24","modified_gmt":"2020-09-08T07:56:24","slug":"muwaadin-soomaaliyeed-oo-lagu-dilay-dalka-k-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muwaadin-soomaaliyeed-oo-lagu-dilay-dalka-k-afrika\/","title":{"rendered":"Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu\u00a0 dilay Dalka K\/Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo ka soo jeeda Dalka Koonfur Afrikaan ayaa xalay \u00a0gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka \u00a0goobaha Ganacsiga ku leh Dalkaasi.<\/p>\n<p>Dilkaasi oo ka dhacay Tuulada Motherwell ee Koonfur Afrika,aya waxaa ku u dhintay Allaha u naxariistee Axmed Xasan Jeceeloow oo xilligaasi\u00a0 ku sugnaa dukaankiisa.<\/p>\n<p>Koxihii burcada ahaa ee dilka geysatay ayaa goobta isaga tegay,waxaana daqiiqado kadib goobta gaaray Muwaadiniin Soomaali ah oo soo qaaday Meydka Marxuumkaasi,<\/p>\n<p>Dalka koonfur Afrika ayaa inta bada waxaa ka dhaca dilal loo geysto soomaalida ganacsiga ku leh dalka K\/Afrika mana jirto cid loo soo qabto dilalka halkaa\u00a0 logu geysanayo muwaadiniinta soomaaliyeed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan oo ka soo jeeda Dalka Koonfur Afrikaan ayaa xalay \u00a0gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka \u00a0goobaha Ganacsiga ku leh Dalkaasi. Dilkaasi oo ka dhacay Tuulada Motherwell ee Koonfur Afrika,aya waxaa ku u dhintay Allaha u naxariistee Axmed Xasan Jeceeloow oo xilligaasi\u00a0 ku sugnaa dukaankiisa. Koxihii burcada ahaa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426759,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426760,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426756\/revisions\/426760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}