{"id":426752,"date":"2020-09-08T10:12:38","date_gmt":"2020-09-08T07:12:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426752"},"modified":"2020-09-08T10:47:49","modified_gmt":"2020-09-08T07:47:49","slug":"beeraleyda-shabeellada-dhexe-oo-ka-walaacsan-fatahaadda-wabiga-ee-soo-noq-noqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beeraleyda-shabeellada-dhexe-oo-ka-walaacsan-fatahaadda-wabiga-ee-soo-noq-noqday\/","title":{"rendered":"Beeraleyda Shabeellada dhexe oo ka walaacsan fatahaadda wabiga ee soo noq-noqatay"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mida beeraleyda ku nool deegaanada hoos yimaada Degmada Jowhar, ayaa walaac \u00a0ka muujiyay fatahaada wabiga Shabeelle ee sanooyinkii danbe \u00a0ku soo noq noqotay deegaanadaasi.<\/p>\n<p>Beeraleeyda halkaasi o la hadlay Warbaahinta Qaranka ,ayaa sheegay in dalagyadii ka soo go\u2019i lahaa beerahooda sanadkaan ay fatahaadu la tageen guryahoodina ay ka barakeceen, dalagyadii fara ku tiriska ahaa ee badbaaday in aysan jirin meel ay u iibgeyaan madaama wadooyinkii ay xireen fatahaado.<\/p>\n<p>Beeraleeyda iyo dadka kale ee caadiga ah ayaa wal-wal kaqaba mustaqbaka ku aadan tacbashada beeraha oo haddii aan xal loo helin fatahaadaha keeni karta macluul.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mida beeraleyda ku nool deegaanada hoos yimaada Degmada Jowhar, ayaa walaac \u00a0ka muujiyay fatahaada wabiga Shabeelle ee sanooyinkii danbe \u00a0ku soo noq noqotay deegaanadaasi. Beeraleeyda halkaasi o la hadlay Warbaahinta Qaranka ,ayaa sheegay in dalagyadii ka soo go\u2019i lahaa beerahooda sanadkaan ay fatahaadu la tageen guryahoodina ay ka barakeceen, dalagyadii fara ku tiriska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426753,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426752","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426752"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426758,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426752\/revisions\/426758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}