{"id":426744,"date":"2020-09-08T08:53:53","date_gmt":"2020-09-08T05:53:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426744"},"modified":"2020-09-08T09:40:04","modified_gmt":"2020-09-08T06:40:04","slug":"ciidamada-xoogga-oo-dilay-koox-al-shabaab-ah-oo-weeraray-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-oo-dilay-koox-al-shabaab-ah-oo-weeraray-balcad\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga oo dilay koox Al-Shabaab ah oo weeraray duleedka Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Xaaladda Magaalada Balcad ayaa hadda daggan kadib markii Ciidamada Xoogga Dalka ay ka hortageen Maleeshiyaadka argagixisada Al Shabaab oo saakay waaberigii weerar ku soo qaaday baro koontarool oo ku yaalla duleedka degmadaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaraka ayaa sheegay in ay degan tahay xaaladda Degmadaasi,Ciidamaduna ay hadda joogaan talisyadii iyo goobihii kale baraha koontaroolada ee degmadaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga ayaa sheegay in dagaalkaasi ay ku dileen 14-ruux oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab,isla markaana uu ku jiray horjoogihii u qaabilsanaa Howlgalada Gobalka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Hal askari \u00a0ayaa ka dhintay ciidamada xoogga,halka uu dhaawac ka soo gaaray\u00a0 dhowr qof oo rayid ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda Magaalada Balcad ayaa hadda daggan kadib markii Ciidamada Xoogga Dalka ay ka hortageen Maleeshiyaadka argagixisada Al Shabaab oo saakay waaberigii weerar ku soo qaaday baro koontarool oo ku yaalla duleedka degmadaasi. Guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaraka ayaa sheegay in ay degan tahay xaaladda Degmadaasi,Ciidamaduna ay hadda joogaan talisyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426745,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426744","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426744"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426751,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426744\/revisions\/426751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}