{"id":426693,"date":"2020-09-07T14:46:47","date_gmt":"2020-09-07T11:46:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426693"},"modified":"2020-09-07T14:46:47","modified_gmt":"2020-09-07T11:46:47","slug":"wasaaradda-batroolka-iyo-macdanta-xfs-oo-qabatay-shir-ku-saabsan-sharciyada-hortabinta-u-leh-dalkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-batroolka-iyo-macdanta-xfs-oo-qabatay-shir-ku-saabsan-sharciyada-hortabinta-u-leh-dalkasawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA)<\/strong> Shirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowlada goboleed iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ajandayaasha shirkaasi lagu gorfeeyey waxaa kamid ah in si buxda looga wada shaqeeyo arrimaha hortabinta u leh wasaaradda Batroolka iyoMacdanta,ayna kamid yihiindhameystirka sharciga Macdanta iyo xeer nidaamiyeyaasha dareeraha hoose iyo kan hay\u2019adda Batroolka oo muhiimada weyn u leh dalka.<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS mudane Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa (<strong>SONNA<\/strong>) uga waramay muhiimadda shirciyadaasi ay dalka u leeyihiin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan shir wada jir ah oo muhiim ah la\u00a0 yeelanay qaar ka mid ah Wasiirada,Agaasimayaasha wasaaradaha Batroolka iyo Macdanta dowladaha xubnaha ka ah DFS, Gobolka Banaadir, Maareeyaha iyo maareeye xigeen ka Hay\u2019adda\u00a0 Batroolka Soomaaliyeed,<\/p>\n<p>Shirka oo intiisa badan aan diirada ku saarnay is xog waraysi wixii u qabsoomay, waxa aan qabsoomin, caqabadaha iyo qorsha yaasha kala duwan ee u degsan dhinyada kulmay ayaa gaba gabadii hoosta laga wada xariiqay in si buuxda loo wada shaqeeyo iyo dhamaystirka hawlaha horutabinta u leh Wasaaradda\u201d. Ayuu yiri wasiir Hilaal.<\/p>\n<p>Sharciyadan oo ay waddo wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa kamid ah shuruuc badan oo muhiim u ah dalka,kuwaasi oo horyaala hay\u2019adda fulinta iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-426695\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aaaa-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aaaa-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aaaa-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aaaa.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-426696\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eddd-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eddd-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eddd-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/eddd.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-426697\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/hggg-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/hggg-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/hggg-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/hggg.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-426699\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/rfff-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/rfff-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/rfff-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/rfff.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-426700\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tgggg-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tgggg-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tgggg-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/tgggg.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Shirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowlada goboleed iyo gobolka Banaadir. Ajandayaasha shirkaasi lagu gorfeeyey waxaa kamid ah in si buxda looga wada shaqeeyo arrimaha hortabinta u leh wasaaradda Batroolka iyoMacdanta,ayna kamid yihiindhameystirka sharciga Macdanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426699,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426693\/revisions\/426702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}