{"id":426686,"date":"2020-09-07T14:45:18","date_gmt":"2020-09-07T11:45:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426686"},"modified":"2020-09-07T14:47:53","modified_gmt":"2020-09-07T11:47:53","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-warfaafinta-oo-tababar-u-furay-qaar-ka-mid-ah-shaqaalaha-wasaaradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-warfaafinta-oo-tababar-u-furay-qaar-ka-mid-ah-shaqaalaha-wasaaradda\/","title":{"rendered":"Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku dhowaad 20- ka tirsan howl-wadeenada warbaahinta Qaranka ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan soo saarista Barnaamijyada iyo ka shaqeynta Warbaahin danabeedka.<\/p>\n<p>Tababarkan oo socon doono muddo Todobaad ah ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Agaasimaha Telefishinka Qaranka, Faarax Salaad Dharaar, isagoo soo dhoweeyay Macallimiinta bixineysa tababarka oo ka socota hay&#8217;adda Vikes ee Dalka Findland.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-caddaala oo furay tababarka ayaa hay\u2019adda Vikes iyo Dowladdooda Finland ugu mahad celiyay sida naf-hurnimada leh ee ay ugu heellan yihiin tayada warbaahinta Soomaaliya iyo sida ay wax ugu beddeleen howlahooda. wuxuuna\u00a0 ku dhiirrigeliyay shaqaalaha qaadanaya tababarka in ay ka faa\u2019iideystaan fursadda Waxbarasho ee ay heystaan, taasi oo wax badan ka baddeli doonta wax soo saarkooda.<\/p>\n<p>Mr; Beek oo ka mid ah Macallimiinta ka socota hay\u2019adda <strong>Vikes\u00a0<\/strong>ee Dalka Findland ayaa ballanqaaday in ay aqoontooda uga faa\u2019iideyn doonaan shaqaalaha wasaaradda, isagoo sheegay in ay bari doonaan soo saarista Barnaamijyada qaar iyo warbaahin danabeedka oo uu si toos ah u quseeyo tababarka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Shaqaalaha iyo tababarrada Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxiin Ciise Caddow ayaa shaqaalaha ka qeyb galay Tababarka kula dardaarmay in ay ka faa\u2019iideystaan casharrada ay qaadanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku dhowaad 20- ka tirsan howl-wadeenada warbaahinta Qaranka ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan soo saarista Barnaamijyada iyo ka shaqeynta Warbaahin danabeedka. Tababarkan oo socon doono muddo Todobaad ah ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Agaasimaha Telefishinka Qaranka, Faarax Salaad Dharaar, isagoo soo dhoweeyay Macallimiinta bixineysa tababarka oo ka socota hay&#8217;adda Vikes ee Dalka Findland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426698,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426686","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426686"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426701,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426686\/revisions\/426701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}