{"id":426647,"date":"2020-09-07T11:06:02","date_gmt":"2020-09-07T08:06:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426647"},"modified":"2020-09-07T11:21:06","modified_gmt":"2020-09-07T08:21:06","slug":"boqor-salmaan-waxaan-doonaynaa-xal-caddaalad-ah-oo-loo-helo-qadiyadda-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boqor-salmaan-waxaan-doonaynaa-xal-caddaalad-ah-oo-loo-helo-qadiyadda-falastiin\/","title":{"rendered":"Boqor Salmaan \u201cWaxaan doonaynaa xal caddaalad ah oo loo helo Qadiyadda Falastiin\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)- Boqorka Sacuudi-Arabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in wadamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah oo kama danbays ah oo laga gaaro qadiyadda Falastiin, iyadoo\u00a0 la tixraacayo hindisihii carabta ee 2002dii.<\/p>\n<p>Labadan mas\u2019uul ayaa ku wada hadlay qadka taleefanka, kadib qorshihii Maraykanka uu garhayeenka ka ahaa ee Imaaraadka Carabtu ku noqday dalkii 3aad ee carbeed ee caadiyeeya xiriirka Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Boqor Salmaan wuxuu ku yiri Trump \u201cSacuudi-carabiya waxay doonaysaa xal joogta ah oo caadil ah oo laga gaaro ainta falastiin,waxaana loo baahan yahay imn Maraykanku taageero.<\/p>\n<p>Hindisahii nabadda ee 2002 ayaa caadiyaynta xiriirka Israa\u2019iil ku xirayay shuruudaha kala ah, in la helo dal madaxbannaan oo Falastiiniyiintu leeyihiin iyo in Israa\u2019iil baxdo dhulkii carbeed oo ay ku qabsatay dagaalkii 1967.<\/p>\n<p>Sacuudi- Arabiya waa Ubucda Islaamka, waxaana ku yaalla goobaha ugu xurmada badan Muslimiinta, walina ma aqoonsan jiritaanka dalnimo ee israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)- Boqorka Sacuudi-Arabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in wadamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah oo kama danbays ah oo laga gaaro qadiyadda Falastiin, iyadoo\u00a0 la tixraacayo hindisihii carabta ee 2002dii. Labadan mas\u2019uul ayaa ku wada hadlay qadka taleefanka, kadib qorshihii Maraykanka uu garhayeenka ka ahaa ee Imaaraadka Carabtu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426663,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426647","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426647"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426674,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426647\/revisions\/426674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}