{"id":426607,"date":"2020-09-06T14:33:01","date_gmt":"2020-09-06T11:33:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426607"},"modified":"2020-09-06T14:42:17","modified_gmt":"2020-09-06T11:42:17","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-ku-dhawaaqday-natiijada-imtixaanka-dugsiyada-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-ku-dhawaaqday-natiijada-imtixaanka-dugsiyada-sare\/","title":{"rendered":"Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019\/2020-ka.<br \/>\nTirada guud ee ardada imtixaanka oo ka dhcay 114-xarun gahay oo ahayd 33,727 ayaa waxaa gudbay 25,177 gudubtay , waxaana haray 8,550-arday<\/p>\n<p>waa kuwan 10-ka arday ee ugu sarraysa ardada imtixaanka ku baasay<\/p>\n<p>1-Sayid-cumar C\/raxmaan Colaad Cali oo ka baxay dugsiga jaabir binu Xayaan kuna baasay 92.43%<br \/>\n2- Cabdullaahi Ciise Siyaad oo ka baxay dugsiga Axmed Gureey, kuna baasay 92%<br \/>\n3-Sahra Cabdullaahi Abuukar oo ka baxday dugsiga Mucasar science kuna baastay 91.93%<br \/>\n4- Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar oo ka baxday dugsiga Mujamac Yaaqshiid kuna baasay 91.86%<br \/>\n5-Cabdinuur Xuseen Maxamed oo ka baxay dugsiga Maxamuud Xarbi kuna baasay 91.836%<br \/>\n6-Fardoawsa Maxamed Maxamuud oo ka baxday dugsiga waaberi Gaalkacyo kuna baastay 90.43%<br \/>\n7-Fawdsa Daahir Cali oo ka baxday dugsiga Al-anwaar sare kuna baastay 90.43%<br \/>\n8-Cabdifitaax Cabdulaadir Axmed oo ka baxay dugsiga Ablaal Guriceel kuna baasay 90.29%<br \/>\n9-Safiyo Maxamed Nuur Maxamed oo ka baxday dugsiga Baidoa kuna baastay PS 90.14%<br \/>\n10-Faadumo Axmed Cali oo ka baxday Imaamushaafici kuna baastay 90.14%<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/last.pdf\">HALKAN KA AQRISO MACLUUMAADKA OO DHAMMAYSTIRAN<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019\/2020-ka. Tirada guud ee ardada imtixaanka oo ka dhcay 114-xarun gahay oo ahayd 33,727 ayaa waxaa gudbay 25,177 gudubtay , waxaana haray 8,550-arday waa kuwan 10-ka arday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426610,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426607","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426614,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426607\/revisions\/426614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}