{"id":426605,"date":"2020-09-06T14:33:29","date_gmt":"2020-09-06T11:33:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426605"},"modified":"2020-09-06T14:38:47","modified_gmt":"2020-09-06T11:38:47","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-golayaasha-galmudug-oo-gaaray-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-golayaasha-galmudug-oo-gaaray-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin ka tirsan golayaasha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p style=\"margin: 0in; margin-bottom: .0001pt; background: white; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">Gaalkacyo-(SONNA)- Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan maamul-goboleedka G\/Mudug ayaa manta oo Axad ah gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0in; margin-bottom: .0001pt; background: white; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0in; margin-bottom: .0001pt; background: white; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">Ujeedada booqashada wafdigaan ayaa waxay tahay in ay la kulmaan madaxda iyo maamulka Gaal kacyo , qaybaha kala ee bulshada ee ku nool magaaladaasi iyo qabtaan kullamo loogu kuurgalayo xaaladda magaalada.<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0in; margin-bottom: .0001pt; background: white; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">Wafdigaasi golayaasha maamulka G\/Mudug waxay ka mahad celiyeen sida diirran ee maamulka iyo shacbiga Gaalkacyo u soo dhaweeyeen,waxayna intaasi raaciyeen in taasi tusaale u tahay maamul wanaag ka hanaqaaday dhammaan deegaanada xorta ah ee Galmudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0in; margin-bottom: .0001pt; background: white; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0in; margin-bottom: .0001pt; background: white; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-size: 14.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #3a3a3a;\">Ugu danbayntii wafdigaasi ka socday golayaasha Galmudug waxay baaq nabadeed u direen beelaha walaalaha ah ee deegaannada Qalanqalle iyo Xananbuure ee dhawaan dirirtu dhexmartay, taasi oo sababtay dhimashada 2 ruux iyo dhaawaca 6 kale.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Gaalkacyo-(SONNA)- Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan maamul-goboleedka G\/Mudug ayaa manta oo Axad ah gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. \u00a0 Ujeedada booqashada wafdigaan ayaa waxay tahay in ay la kulmaan madaxda iyo maamulka Gaal kacyo , qaybaha kala ee bulshada ee ku nool magaaladaasi iyo qabtaan kullamo loogu kuurgalayo xaaladda magaalada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426613,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426605","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426612,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426605\/revisions\/426612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}