{"id":426583,"date":"2020-09-06T12:10:10","date_gmt":"2020-09-06T09:10:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426583"},"modified":"2020-09-06T12:10:37","modified_gmt":"2020-09-06T09:10:37","slug":"ciidanka-xds-oo-dhaq-dhaqaaq-ka-wada-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-mudugsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-dhaq-dhaqaaq-ka-wada-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-mudugsawirro\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo dhaq-dhaqaaq ka wada qeybo ka mid ah Gobolka Mudug+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Shacabka ku dhaqan\u00a0Tuulada Shabeelloow ee Gobolka Mudug ayaa dhaq-dhaq Ciidan ka wada degaanka Dhagaxleey oo\u00a0 qiyaastii 20 km ujirta Degmada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Dadka degaanka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Ciidanka xoogga Dalka ee kumaandooska Danab oo kaashanayo Dadka degaanka \u00a0ay dedaal ballaaran ugu jiraan sidii ay Argagixisadu ugala wareegi lahaayeen goobaha ay kaga sugan yahiin Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sidoo kale soo sheegaya in Kooxda nabad-diidku ay halkaasi isaga carareen, ka dib markii ay ka war heleen in ay ku soo wajahan yahiin Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Dadka Shacabka oo iskaashanaya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426589 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"709\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh1-1.jpg 709w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh1-1-222x300.jpg 222w\" sizes=\"auto, (max-width: 709px) 100vw, 709px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426590 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"715\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh2-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh2-300x298.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426591 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh3.jpg\" alt=\"\" width=\"709\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh3.jpg 709w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/sh3-222x300.jpg 222w\" sizes=\"auto, (max-width: 709px) 100vw, 709px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Shacabka ku dhaqan\u00a0Tuulada Shabeelloow ee Gobolka Mudug ayaa dhaq-dhaq Ciidan ka wada degaanka Dhagaxleey oo\u00a0 qiyaastii 20 km ujirta Degmada Gaalkacyo. Qaar ka mid ah Dadka degaanka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Ciidanka xoogga Dalka ee kumaandooska Danab oo kaashanayo Dadka degaanka \u00a0ay dedaal ballaaran ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426588,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426583","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426592,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426583\/revisions\/426592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}