{"id":426546,"date":"2020-09-05T15:07:13","date_gmt":"2020-09-05T12:07:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426546"},"modified":"2020-09-05T15:07:56","modified_gmt":"2020-09-05T12:07:56","slug":"sii-hayaha-xilka-rw-dalka-oo-kulan-la-qaatay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudugsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-xilka-rw-dalka-oo-kulan-la-qaatay-madaxweyne-ku-xigeenka-galmudugsawirro\/","title":{"rendered":"Sii hayaha xilka RW Dalka oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Sii hayaha xilka xalka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa manta kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan Safar shaqo ku jooga Muqdisho.<\/p>\n<p>Laba masuul \u00a0ayaa wada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii dowladda Federaalka ay uga qayb qadan lahayd Horumarinta Galmudug.<\/p>\n<p>Sido kale labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii ay wadashaqayn xoggan u dhexmari lahayd Wasaaradaha Xukuumadda Fadaraalka iyo Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Siihayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka ayaa dhankiisa Madaxda Galmudug ku amanay shaqadii wanagsanayd ee ay qabteen mudadi koobnayd ee ay xilka hayeen, isagoo tilmaamay inay garab u noqon doono horumarada ka socda Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426548 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/KH1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/KH1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/KH1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426549 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Kh2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Kh2-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Kh2-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Sii hayaha xilka xalka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa manta kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan Safar shaqo ku jooga Muqdisho. Laba masuul \u00a0ayaa wada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii dowladda Federaalka ay uga qayb qadan lahayd Horumarinta Galmudug. Sido kale labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426547,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426546","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426550,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426546\/revisions\/426550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}