{"id":426537,"date":"2020-09-05T13:54:39","date_gmt":"2020-09-05T10:54:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426537"},"modified":"2020-09-05T14:04:10","modified_gmt":"2020-09-05T11:04:10","slug":"sii-hayaha-raiisal-wasaaraha-dalka-oo-gudoomiyey-shir-sare-oo-looga-hadlayey-soo-saarista-shidaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-raiisal-wasaaraha-dalka-oo-gudoomiyey-shir-sare-oo-looga-hadlayey-soo-saarista-shidaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Sii hayaha Ra&#8217;iisal wasaaraha dalka oo gudoomiyey shir sare oo looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, sii hayaha wasiirka cadaaladda, mas&#8217;uuliyiin ka tirsan wasaaradda qorshaynta, Maareeyaha Guud ee Hay&#8217;adda Badroolka Soomaaliya Ibraahim Cali Xuseen iyo mas&#8217;uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Shirka ayaa looga hadlay xoojinta ahmiyadda ay dawladda Soomaaliya siinayso ka faa&#8217;iidaysiga khayraadka dalka, iyo sidii tallaabooyin horukac leh looga samayn lahaa arrinkan horraanta sanadka 2021-da.<\/p>\n<p>Sii hayaha Ra&#8217;iisal wasaaraha dalka mudane <a href=\"https:\/\/twitter.com\/KhadarGulaid\/status\/1302180913477038081\/photo\/2\">Mahdi Maxamed Guuleed<\/a> ayaa sheegay inay xukuumaddu ka shaqaynayso khayraadka dabiiciga ah ee dalka oo laga faa&#8217;iidaysto,iyadoo loo marayo hab faa&#8217;iido u leh dhaqaalaha iyo horumarka bulshada.<\/p>\n<p>Sharciga batroolka dalka oo dhaqangal oo taaba gal noqday bilowgii sanadkan ayaa wasaaradda batroolka iyo macdanta fursad u siiyey inay qaado tallaabooyin muhiim ah oo ku aadan in la xoojiyo sahanka shidaalka badda ku jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, sii hayaha wasiirka cadaaladda, mas&#8217;uuliyiin ka tirsan wasaaradda qorshaynta, Maareeyaha Guud ee Hay&#8217;adda Badroolka Soomaaliya Ibraahim Cali Xuseen iyo mas&#8217;uuliyiin kale. Shirka ayaa looga hadlay xoojinta ahmiyadda ay dawladda Soomaaliya siinayso ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426538,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426537","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426537"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426542,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426537\/revisions\/426542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}