{"id":426534,"date":"2020-09-05T13:23:53","date_gmt":"2020-09-05T10:23:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426534"},"modified":"2020-09-05T13:23:53","modified_gmt":"2020-09-05T10:23:53","slug":"ciidanka-dawladda-oo-qabtay-rag-qarax-ku-aasayey-wadada-sabiid-ee-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-dawladda-oo-qabtay-rag-qarax-ku-aasayey-wadada-sabiid-ee-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka dawladda oo qabtay rag Qarax ku aasayey wadada Sabiid ee gobolka Shabeelaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Afgooye (SONNA) Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ciidamadu ku qabteen 2-nin oo ka tirsan maleeshiyada xagjirka ah ee Al-shabaab, xilli ay miino ku aasayeen wadada.<\/p>\n<p>Labada ruux ee la qabtay ayaa waxaa ku socda baaris ku aadan fal dambiyeedka loo soo qabtay, taas oo ciidanka ka caawinaysa inay ogaadaan macluumaadka dhagarta kooxdu ay maleegayso.<\/p>\n<p>Saraakiisha xoogga dalka ee aagaasi ku sugan ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay inay sii socon doonaan hawlgallada lagu beegsanayo maleeshiyada Al-shabaab, si meesha looga saaro ficilada guracan ee ay shacabka Soomaaliyeed ku dhibaataynayaan.<\/p>\n<p>Tan iyo markii ciidanka dawladdu la wareegay deegaanada Sabiid iyo caanoole horraantii sanadkii 2019-ka waxaa meesha ka baxay qaraxyadii ay maleeshiyadu ku soo farsamayn jirtay gobolka Shabeelaha hoose ee gaadiidka lagu soo galin jiray Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afgooye (SONNA) Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha hoose, ayey ciidamadu ku qabteen 2-nin oo ka tirsan maleeshiyada xagjirka ah ee Al-shabaab, xilli ay miino ku aasayeen wadada. Labada ruux ee la qabtay ayaa waxaa ku socda baaris ku aadan fal dambiyeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426535,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426534","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426536,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426534\/revisions\/426536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}