{"id":426528,"date":"2020-09-05T12:29:29","date_gmt":"2020-09-05T09:29:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426528"},"modified":"2020-09-05T12:29:29","modified_gmt":"2020-09-05T09:29:29","slug":"taliska-booliiska-hirshabeelle-oo-amarro-cusub-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-booliiska-hirshabeelle-oo-amarro-cusub-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Taliska Booliiska Hirshabeelle oo amarro cusub soo saaray"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: black;\">Baladwayne(SONNA)-Taliska Booliska magalada Baladwayne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano persolka<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: black;\">Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyaha \u00a0Ciidanka Booliska Beladweyne Maxamed Maxamuud Rooble ayaa uga digay\u00a0 dhamaan gaadiidlayda ka shaqeeya gudaha magaalada Baladwayne iyo kuwa soo galaba,\u00a0 sidoo kale ayay ka digeen inan wax gaadiid ah la dhigi karin inta u dhaxeysa Bacadlaha iyo afaafka hore ee xarunta mamulka Gobolka.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: black;\">Taliska Booliska ayaa sheegay in cidii u hogaansami wayso amrkaa ay tillaabo ay ka qaadi doonaan.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426530 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Booliiska.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Booliiska.jpg 658w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Booliiska-219x300.jpg 219w\" sizes=\"auto, (max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladwayne(SONNA)-Taliska Booliska magalada Baladwayne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano persolka Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyaha \u00a0Ciidanka Booliska Beladweyne Maxamed Maxamuud Rooble ayaa uga digay\u00a0 dhamaan gaadiidlayda ka shaqeeya gudaha magaalada Baladwayne iyo kuwa soo galaba,\u00a0 sidoo kale ayay ka digeen inan wax gaadiid ah la dhigi karin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426529,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426528","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426528\/revisions\/426531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426529"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}