{"id":426509,"date":"2020-09-05T11:13:40","date_gmt":"2020-09-05T08:13:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426509"},"modified":"2020-09-05T11:14:14","modified_gmt":"2020-09-05T08:14:14","slug":"kenya-oo-digniin-u-dirtay-cid-kasta-oo-caawisa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kenya-oo-digniin-u-dirtay-cid-kasta-oo-caawisa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Kenya oo digniin u dirtay cid kasta oo caawisa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Wajeer-Kenya-(SONNA)-Dowladda Kenya ayaa digniin adag u dirtay cid kasta oo taageero u fidisa ama caawisa kooxda Argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Isku-duwaha laamaha ammaanka ee Gobolka waqooyi bari Kenya, Nicodemus Ndalana ayaa sheegay in Dowladdiisu ay cadow la mid ah Al-Shabaab u aragto Qof kasta oo la shaqeeya Argagixisada, sidaas awgeedna ay isku si ula dhaqmayaan,tallaaba adagna ay ka qaadi doonaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Nicodemus Ndalana ayaa u mahadceliyay shacabka laamaha ammaanka u soo gudbiyay xog ku saabsan waxyaabaha ay ka shakiyaan, taas oo fududeysay in laga hortago weerarro qorsheysnaa oo ay maleegayeen Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajeer-Kenya-(SONNA)-Dowladda Kenya ayaa digniin adag u dirtay cid kasta oo taageero u fidisa ama caawisa kooxda Argagixisada Al-Shabaab. Isku-duwaha laamaha ammaanka ee Gobolka waqooyi bari Kenya, Nicodemus Ndalana ayaa sheegay in Dowladdiisu ay cadow la mid ah Al-Shabaab u aragto Qof kasta oo la shaqeeya Argagixisada, sidaas awgeedna ay isku si ula dhaqmayaan,tallaaba adagna ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426509","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426519,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426509\/revisions\/426519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}