{"id":426488,"date":"2020-09-05T09:52:16","date_gmt":"2020-09-05T06:52:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426488"},"modified":"2020-09-05T12:55:51","modified_gmt":"2020-09-05T09:55:51","slug":"khasaara-kala-duwan-oo-ka-dhashay-fataadda-uu-webiga-shabeelle-ka-geystay-degmada-mahaddaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khasaara-kala-duwan-oo-ka-dhashay-fataadda-uu-webiga-shabeelle-ka-geystay-degmada-mahaddaay\/","title":{"rendered":"Khasaara kala duwan oo ka dhashay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka geystay Degmada Mahaddaay"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada Degmada Mahaddaay, Saalax Fuleel Xaaji ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Degmada gebi ahaanba ay ka go\u2019day jidadka soo gala Degmada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhul aad u baaxad weyn oo Beero ah ay goysay fatahaadda Webiga, wuxuuna hay\u2019adaha ku shaqada leh ugu baaqay in ay gurmad lasoo gaaraan Dadka ay saameysay fatahaadda.<\/p>\n<p>Saalax Fuleel Xaaji ayaa intaa ku daray in Dadka ka yimaadda meelaha ka baxsan Degmada ay biyaha lug ku soo jiiraan maadaama aysan Gawaaridu sahal ku geli karin, inkastoo haatan uu sheegay in ay sii yaraanayaan Biyahaan ka dhashay fatahaada webiga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle iyo hay\u2019adaha gargaarkuba aysan wax gurmad ah gaarsiin Degmada Mahadaay, kuwaas oo wajaheya xaalado kala duwan oo ka dhashay fatahaadda Webiga Shabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada Degmada Mahaddaay, Saalax Fuleel Xaaji ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Degmada gebi ahaanba ay ka go\u2019day jidadka soo gala Degmada. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhul aad u baaxad weyn oo Beero ah ay goysay fatahaadda Webiga, wuxuuna hay\u2019adaha ku shaqada leh ugu baaqay in ay gurmad lasoo gaaraan Dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426491,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426488","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426488"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426532,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426488\/revisions\/426532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}