{"id":426477,"date":"2020-09-05T09:11:40","date_gmt":"2020-09-05T06:11:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426477"},"modified":"2020-09-05T09:42:49","modified_gmt":"2020-09-05T06:42:49","slug":"ciidamada-ammaanka-sam-reb-oo-fashiliyay-weerar-ay-al-shabaab-qorsheynayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-ammaanka-sam-reb-oo-fashiliyay-weerar-ay-al-shabaab-qorsheynayeen\/","title":{"rendered":"Ciidamada ammaanka Samo-reeb oo fashiliyay weerar ay Al-Shabaab qorsheynayeen"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Samo-reeb-(SONNA)-Ciidamada AMISOM oo kala socda Jabuuti iyo Ethiopia, ayaa fashiliyay weerar ay doonayeen Argagixisada Al-Shabaab in ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Samo-reeb, <\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Cidamada ayaa helay xogta ah in dhagarqabayaasha Al-Shabaab ay maleegayaan weerar ka dhan ah Garoonka Diyaaradaha, waxaana ciidamadu ay ku guuleysteen inay ka hortagaan oo ay fashiliyeen weerarka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Xaaladda ayaa haatan deggen, lamana ogo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarka isku dayga ahaa.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Samo-reeb-(SONNA)-Ciidamada AMISOM oo kala socda Jabuuti iyo Ethiopia, ayaa fashiliyay weerar ay doonayeen Argagixisada Al-Shabaab in ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Samo-reeb, Cidamada ayaa helay xogta ah in dhagarqabayaasha Al-Shabaab ay maleegayaan weerar ka dhan ah Garoonka Diyaaradaha, waxaana ciidamadu ay ku guuleysteen inay ka hortagaan oo ay fashiliyeen weerarka. Xaaladda ayaa haatan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426478,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426477","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426477"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426482,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426477\/revisions\/426482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}