{"id":426375,"date":"2020-09-03T11:55:42","date_gmt":"2020-09-03T08:55:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426375"},"modified":"2020-09-03T12:15:15","modified_gmt":"2020-09-03T09:15:15","slug":"puntland-oo-siideysay-rag-u-xirnaa-kiisas-dil-iyo-kufsigii-la-xiriiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntland-oo-siideysay-rag-u-xirnaa-kiisas-dil-iyo-kufsigii-la-xiriiro\/","title":{"rendered":"Puntland oo siideysay rag lagu eedeeyay kiisas la xiriira dil iyo kufsi"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Muqdisho:(SONNA)-Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xasbiga ka deysay lix ka mid ah 7 nin oo loo heystay fal isugu jira dil iyo kufsi, kuwaas oo sanad ka badan ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Raggan ayaa maxkamaddu ay dib ugu celisay xorriyadooda, kadib markii ay shaacisay in lagu waayey dambigii lagu soo eedeeyey.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Garsoorayaasha maxkamadda ayaa sheegay in baaritaano kala duwan lagu sameeyay todobada eedaysane, islamarkaana loo adeegsaday shaybaarka dambiyada DNA-da ee loo yaqaan Forensic Lab, ayna soo saareen natiijooyin isku mid ah oo caddaynaya in aysan dambigaasi gelin.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Sidoo kale wuxuu amray in xabsiga lagu hayo eedeysanaha 7-aad oo wareysiyo hore uu bixiyey ku qirtay inuu ku lug lahaa falkaasi, si baaritaano kale loogu sameeyo<\/span><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #0a0a0a;\">Maxkamadda gobolka Nugaal ayaa fadhiyo kala duwan ka yeelatay falkan oo sanadkii hore lagula kacay haweeney lagu magacaabi jiray Hodan Axmed Maxamed Shanlayste.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xasbiga ka deysay lix ka mid ah 7 nin oo loo heystay fal isugu jira dil iyo kufsi, kuwaas oo sanad ka badan ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe. Raggan ayaa maxkamaddu ay dib ugu celisay xorriyadooda, kadib markii ay shaacisay in lagu waayey dambigii lagu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426376,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426375","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426375"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426386,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426375\/revisions\/426386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}