{"id":426372,"date":"2020-09-03T11:25:37","date_gmt":"2020-09-03T08:25:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426372"},"modified":"2020-09-03T11:25:37","modified_gmt":"2020-09-03T08:25:37","slug":"mudugciidamada-iyo-dad-shacab-ah-oo-fashiliyay-miinooyin-al-shabaab-ay-ku-aaseen-shabeeloow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mudugciidamada-iyo-dad-shacab-ah-oo-fashiliyay-miinooyin-al-shabaab-ay-ku-aaseen-shabeeloow\/","title":{"rendered":"Mudug:Ciidamada iyo dad shacab ah oo fashiliyay miinooyin Al-Shabaab ay ku aaseen Shabeeloow"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xooggga ee ka howlgala Gobolka Mudug iyo dad shacab ah ayaa fashiliyay miinoyin La \u00a0doonayey in lagu dhibaateeyo dadka\u00a0 oo kooxaha\u00a0 arggaxisadu ay xalay ku aseen tuulada Shabeellow ee hoostaga deegaankaasi<\/p>\n<p>Guddoomiyaha deegaanka Bacaadweyn Axmed Daahir Macalin oo la hadalay warbaahinta qaranka ayaa shegay in la soo bixiyay miinoyinkaasi \u00a0marka laga\u00a0 reebo hal xabo oo qaraxday dhawac fududna uu ka soo gaaray dad shacab ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa qiray in ay jiraan shaki laga qabo in minooyin kale \u00a0lagu aasay halkaasi,wuxuuna caddeeyay in \u00a0ciidamada ay wali wadaan howlgallo baaritaanno ah.<\/p>\n<p>Dadka xoola dhaqatada ah ee degankaa ayaa ku wargaliyay ciidamada in habeenimadii xalay ay maleeshiyaad Al-Shabaab ah soo galeen deegaanka Shabeeloow,taasina waxa ay sababtay in dagaal kooban uu halkaa ku dhexmaro ciidamada iyo kooxahaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xooggga ee ka howlgala Gobolka Mudug iyo dad shacab ah ayaa fashiliyay miinoyin La \u00a0doonayey in lagu dhibaateeyo dadka\u00a0 oo kooxaha\u00a0 arggaxisadu ay xalay ku aseen tuulada Shabeellow ee hoostaga deegaankaasi Guddoomiyaha deegaanka Bacaadweyn Axmed Daahir Macalin oo la hadalay warbaahinta qaranka ayaa shegay in la soo bixiyay miinoyinkaasi \u00a0marka laga\u00a0 reebo hal xabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426373,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426372","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426374,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426372\/revisions\/426374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}