{"id":426346,"date":"2020-09-02T17:23:30","date_gmt":"2020-09-02T14:23:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426346"},"modified":"2020-09-02T17:23:30","modified_gmt":"2020-09-02T14:23:30","slug":"shaqaalaha-caafimaadka-ee-dalka-suuriya-oo-u-dhimanaya-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shaqaalaha-caafimaadka-ee-dalka-suuriya-oo-u-dhimanaya-covid-19\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha Caafimaadka Ee Dalka Suuriya Oo U Dhimanaya COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Hey\u2019adda xuquuqda aadnaha ee Human rights watch ayaa maanta sheegtay in shaqaalaha caafimaadka dalka Suuriya ay u dhimanayaan cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Hey\u2019addu waxay tilmaantay in dhaqaatiirta iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka ee ka shaqeeya dhulka dowladdu maamusho aanay heysan qalabka ka hortaga (PPE) taana ay keentay in cudurku haleelo.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay ilaa 33 dhaqtar ay u dhinteen calaamado u eg kuwa karoonaha<\/p>\n<p>Guud ahaan dalka Suuriya waxaa la diiwan galiyay 2,830 kiis oo karoona ah iyo 166 dhimasho ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Hey\u2019adda xuquuqda aadnaha ee Human rights watch ayaa maanta sheegtay in shaqaalaha caafimaadka dalka Suuriya ay u dhimanayaan cudurka COVID-19. Hey\u2019addu waxay tilmaantay in dhaqaatiirta iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka ee ka shaqeeya dhulka dowladdu maamusho aanay heysan qalabka ka hortaga (PPE) taana ay keentay in cudurku haleelo. Waxaa la sheegay ilaa 33 dhaqtar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417110,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426346","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426347,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426346\/revisions\/426347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}