{"id":426344,"date":"2020-09-02T16:34:11","date_gmt":"2020-09-02T13:34:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426344"},"modified":"2020-09-02T16:34:11","modified_gmt":"2020-09-02T13:34:11","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-caawa-furaya-wada-hadallada-u-dhaxeeya-dowlad-goboleedyada-puntlandjubbaland-iyo-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-caawa-furaya-wada-hadallada-u-dhaxeeya-dowlad-goboleedyada-puntlandjubbaland-iyo-dfs\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo caawa furaya wada-hadallada u dhaxeeya dowlad goboleedyada Puntland,Jubbaland iyo DFS"},"content":{"rendered":"<p style=\"box-sizing: border-box; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px; line-height: 26px; margin-top: 0px; margin-bottom: 26px; overflow-wrap: break-word; color: #222222;\">Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in caawa si rasmi ah uu u furmayo kulan ay yeelanayaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px; line-height: 26px; margin-top: 0px; margin-bottom: 26px; overflow-wrap: break-word; color: #222222;\">Wada-hadallada u dhaxeeya madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo DFS ayaa ku saabsan arrimaha doorashooyinka, waxaana xalay madaxdu ku yeelatay Villa Soomaaliya kulan casho sharaf iyo soo dhaweyn ah oo hordhac u ahaa kulanka caawa.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px; line-height: 26px; margin-top: 0px; margin-bottom: 26px; overflow-wrap: break-word; color: #222222;\">\u201cMadaxweyne JFS ayaa caawa si rasmi ah u furaya wadahadallada arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada Puntland &amp; Jubaland, Xalay ayay madaxdu ku yeelatay Villa Soomaaliya kulan casho sharaf iyo soo dhaweyn ah oo horudhac u ah kan caawa loo ballansan yahay\u201dayuu yiri agaasime Cabdinuur.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px; line-height: 26px; margin-top: 0px; margin-bottom: 26px; overflow-wrap: break-word; color: #222222;\">Shacabka Soomaaliyeed ayaa si weyn u sugaya natiijada shirkaan oo ah mid muhiim u ah dalka,waxaana laga filayaa in heshiis laga gaaro arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: border-box; font-family: Verdana, Geneva, sans-serif; font-size: 15px; line-height: 26px; margin-top: 0px; margin-bottom: 26px; overflow-wrap: break-word; color: #222222;\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdi Nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in caawa si rasmi ah uu u furmayo kulan ay yeelanayaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wada-hadallada u dhaxeeya madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo DFS ayaa ku saabsan arrimaha doorashooyinka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422346,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426344","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426344"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426345,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426344\/revisions\/426345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}