{"id":426327,"date":"2020-09-02T11:40:44","date_gmt":"2020-09-02T08:40:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426327"},"modified":"2020-09-02T11:40:45","modified_gmt":"2020-09-02T08:40:45","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-kulan-la-qaatay-maamulka-safaaradda-talyaaniga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-kulan-la-qaatay-maamulka-safaaradda-talyaaniga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Maamulka Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay n kulan muhiin ah Magaalada Muqdishokula qaatay Safiir ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee arimaha Dalka Somaaliya H.E Fabio Massimo Ballerini.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi waxay kulankaasi diirada ku saareen xoojinta wada shaqeynta, sare u qaadida amniga iyo dardar galinta mashaariicda horumarineed ee ay wado dowlada talyaaniga.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka ayaa bogaadiyey shaqada weyn ee ay qabteen hoggaanka cusub ee Safaaradda isagoo ballanqaaday in Galmudug si dhow ula shaqeyn doono.<\/p>\n<p>Safiir ku-xigeenka ayaa boogaaadiyay guulaha muhiimka ah ee ay ku tallaabsadeen maamulka Galmudug,wuxuuna kula dardaarmay in halkaasi laga sii wado dadaalka loogu adeegayo bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay n kulan muhiin ah Magaalada Muqdishokula qaatay Safiir ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee arimaha Dalka Somaaliya H.E Fabio Massimo Ballerini. Dhinacyadaasi waxay kulankaasi diirada ku saareen xoojinta wada shaqeynta, sare u qaadida amniga iyo dardar galinta mashaariicda horumarineed ee ay wado dowlada talyaaniga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426330,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426327","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426331,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426327\/revisions\/426331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}