{"id":426252,"date":"2020-09-01T11:56:33","date_gmt":"2020-09-01T08:56:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426252"},"modified":"2020-09-01T12:09:26","modified_gmt":"2020-09-01T09:09:26","slug":"qaramada-midoobay-oo-soo-dhoweysay-heshiiska-dhexmaray-qeybaha-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-soo-dhoweysay-heshiiska-dhexmaray-qeybaha-suudaan\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay heshiiska dhexmaray qeybaha Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres \u00a0ayaa soo dhoweeyayheshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan,gaar ahaan Magaalada Jubba.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ayaa hadal uu soo saaray uga \u00a0mahadceliyay dadka reer Suudaan heshiiska taariikhiga ah ee ay wada saxiixeen Dowladda Suudaan,Jabhadda Kacaanka Suudaan \u00a0iyo mucaaradka Ciidamada Xoreynta Suudaan ee uu hoggaamiyo Mona Minawi.<\/p>\n<p>Ant\u00f3nio Guterres,ayaa ku booriyay dhinacyada wadahadalada inay soo bandhigaan rabitaankooda siyaasadeed iyo sida ay uga go&#8217;an tahay inay ka shaqeeyaan gaaritaanka hadafka guud ee nabada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres \u00a0ayaa soo dhoweeyayheshiiska nabadeed ee Dowladda Suudaan iyo hoggaamiyasha dhaqdhaqaaqyada hubeysan ay ku gaareen Koonfurta Suudaan,gaar ahaan Magaalada Jubba. Xoghayaha Guud ayaa hadal uu soo saaray uga \u00a0mahadceliyay dadka reer Suudaan heshiiska taariikhiga ah ee ay wada saxiixeen Dowladda Suudaan,Jabhadda Kacaanka Suudaan \u00a0iyo mucaaradka Ciidamada Xoreynta Suudaan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426259,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426252","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426252"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426261,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426252\/revisions\/426261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}