{"id":426235,"date":"2020-09-01T10:00:51","date_gmt":"2020-09-01T07:00:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426235"},"modified":"2020-09-01T14:39:23","modified_gmt":"2020-09-01T11:39:23","slug":"sii-hayaha-wasiirka-waxbarashada-xfs-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-ku-wahan-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-wasiirka-waxbarashada-xfs-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-ku-wahan-balcad\/","title":{"rendered":"Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada XFS &#038; Wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahan Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230; Wafdi uu hogaaminayo sii hayah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/laahi Goodax Barre ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe si ay u dhagax dhigaan dugsi sare oo qeyb-ka ah mashruuca horu-marinta waxbarashada.<\/p>\n<p>Wafdigaan waxaa qeyb-ka ah, wasiiro ka tirsan xukuumada Hirshabeele,Guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Axmed Meyre makaraan iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Sii hayaha wasiirka waxbarashada ayaa dhawaan dhagax-dhigay goobo waxbarasho oo laga hirgaliyay Baardheere ,Garbahaareey iyo Dooloow Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230; Wafdi uu hogaaminayo sii hayah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/laahi Goodax Barre ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe si ay u dhagax dhigaan dugsi sare oo qeyb-ka ah mashruuca horu-marinta waxbarashada. Wafdigaan waxaa qeyb-ka ah, wasiiro ka tirsan xukuumada Hirshabeele,Guddoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426249,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426235"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426271,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426235\/revisions\/426271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}