{"id":426231,"date":"2020-09-01T09:41:28","date_gmt":"2020-09-01T06:41:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426231"},"modified":"2020-09-01T09:41:43","modified_gmt":"2020-09-01T06:41:43","slug":"wasarada-gaadidka-xfs-oo-ku-howlan-horumarinta-garoomada-diyaaradaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasarada-gaadidka-xfs-oo-ku-howlan-horumarinta-garoomada-diyaaradaha-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaradda Gaadidka XFS oo ku howlan horumarinta garoomada diyaaradaha dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasarada Gaadidka iyo Duulista Hawada Soomaliya \u00a0aya gobolada dalka ka bilaabay qorshe lagu hormarinaayo garoomada diyaradaha ee ku yaalla \u00a0gobolada dalka<\/p>\n<p>wafdi uu horkacayo sihayaha wasir ku xigeenka wasarada gadidka iyo duulista hawada soomaaliya \u00a0mudane Xirsi Adan \u00a0roble ayaa ku howlan taabagalinta mashariicyo lagu fulinayo garoomada diyaradaha dalka,kaas oo la xiriira dhismooyin lagu kordhiyay garoomada iyo qalabeyn.<\/p>\n<p>Sihayaha wasir ku xigeenka, ayaa sheegay in qalabka \u00a0isgarsinta ee diyaradaha lagu hago iyo \u00a0shaqale aad loo carbiyay ay geeyeen Magaalooyinka Kismaayo iyo Baladweyne,sidaa daraadeedna ay ku tala jiraan in magaalooyinka kale ay gaarsiiyaan fursadahaasi kuwo la mid ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasarada Gaadidka iyo Duulista Hawada Soomaliya \u00a0aya gobolada dalka ka bilaabay qorshe lagu hormarinaayo garoomada diyaradaha ee ku yaalla \u00a0gobolada dalka wafdi uu horkacayo sihayaha wasir ku xigeenka wasarada gadidka iyo duulista hawada soomaaliya \u00a0mudane Xirsi Adan \u00a0roble ayaa ku howlan taabagalinta mashariicyo lagu fulinayo garoomada diyaradaha dalka,kaas oo la xiriira dhismooyin lagu kordhiyay garoomada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426232,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426231","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426231"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426234,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426231\/revisions\/426234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}