{"id":426143,"date":"2020-08-31T14:57:06","date_gmt":"2020-08-31T11:57:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426143"},"modified":"2020-08-31T15:41:01","modified_gmt":"2020-08-31T12:41:01","slug":"golaha-shacabka-oo-ansixiyay-hindishe-sharciyeedka-qareennada-soomaliyeedsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-ansixiyay-hindishe-sharciyeedka-qareennada-soomaliyeedsawirro\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo ansixiyay hindishe-sharciyeedka qareennada Soomaliyeed+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Mudanaayasha Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta ansixiyey hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka ay Goluhu yeesheen ayaa waaxaa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku Xigeenka Koowaad, Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuddey.<\/p>\n<p>Hindise-sharciyeedkan ayaa waxaa oggalaatay 139 Mudane, waxaa diiday 2 xildhibaan, iyadoo cid ka aamustayna aysan jirin.<\/p>\n<p>dhanka kale mudanayasha ayaa ka doodaya<\/p>\n<p>1-akhrinta 1aad ee hindise-sharciyeedka hay\u2019adda baaritaanka iyo sharciyadda beeraha soomaliyeed.<\/p>\n<p>2-akhrinta 2-aad ee hindise-sharciyeedka hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha soomaliyeed.<\/p>\n<p>3-qeybinta dib u eegista miisaaniyadda 2020-ka ee golaha shacabku ansixiyey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426145 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/baralamanka2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/baralamanka2-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/baralamanka2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/baralamanka2-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/baralamanka2-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-426146 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/barlamnka11111.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/barlamnka11111.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/barlamnka11111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/barlamnka11111-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/barlamnka11111-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Mudanaayasha Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta ansixiyey hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed. Kulanka ay Goluhu yeesheen ayaa waaxaa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku Xigeenka Koowaad, Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuddey. Hindise-sharciyeedkan ayaa waxaa oggalaatay 139 Mudane, waxaa diiday 2 xildhibaan, iyadoo cid ka aamustayna aysan jirin. dhanka kale mudanayasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426144,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426143","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426143"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426143\/revisions\/426158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}