{"id":426128,"date":"2020-08-31T11:56:40","date_gmt":"2020-08-31T08:56:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426128"},"modified":"2020-08-31T11:56:40","modified_gmt":"2020-08-31T08:56:40","slug":"maamulka-cadaado-oo-ku-howlan-olole-nadafadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-cadaado-oo-ku-howlan-olole-nadafadeed\/","title":{"rendered":"Maamulka Cadaado oo ku howlan olole nadafadeed \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Cadaado ayaa ku dhaqaaqay olole nadafadeed \u00a0oo laga sameeyay duleedka deegaaankaasi oo hooy u aheyd qashinka faraha badan ee lagu daadiyo halkaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Cadaado C\/laahi C\/raxmaan Tootoole ayaa sheegay in la nadiifiyey qashinkii ay horey bulshadu u geeyeen halkaasi,wuxuuna intaa ku daray in wixii manta ka dambeeya aan la ogoleyn qashin la geeyo ama lagu daadiyo dhanka waqooyi ee Magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa amar ku bixiyey in la ganaaxo, lana xiro cidii danbe ee halkaas Qashin geysa,iyadoo arimahaasi fulintooda \u00a0ay la wareegeen taliyaha guutada 13-aad qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Timadheere iyo taliyaha saldhigga Degmada Cadaado Cali Dheere.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Cadaado ayaa ku dhaqaaqay olole nadafadeed \u00a0oo laga sameeyay duleedka deegaaankaasi oo hooy u aheyd qashinka faraha badan ee lagu daadiyo halkaasi. Gudoomiyaha degmada Cadaado C\/laahi C\/raxmaan Tootoole ayaa sheegay in la nadiifiyey qashinkii ay horey bulshadu u geeyeen halkaasi,wuxuuna intaa ku daray in wixii manta ka dambeeya aan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426129,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426128","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426130,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426128\/revisions\/426130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}