{"id":426115,"date":"2020-08-31T09:05:00","date_gmt":"2020-08-31T06:05:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426115"},"modified":"2020-08-31T09:10:03","modified_gmt":"2020-08-31T06:10:03","slug":"carruur-soomaaliyeed-oo-wacdaro-ka-dhigay-ciyaaraha-golfka-ee-lagu-qabtay-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/carruur-soomaaliyeed-oo-wacdaro-ka-dhigay-ciyaaraha-golfka-ee-lagu-qabtay-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Carruur Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay ciyaaraha Golfka ee lagu qabtay Dalka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)- Maxamed Cabdirashiid Ibraahim, Salma C\/rashiid \u00a0iyo Sihaam oo Walaalo ah ayaa wacdaro ka dhigay \u00a0Ciyaaraha\u00a0 Golfka ee lagu qabtay Magaalada Portland Gobolka Oregon ee Dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Ciyaartaan oo ay soo qaban-qaabisay Ururka \u00a0da\u2019yarta Golfta Qaaradda \u00a0America ee \u00a0<a href=\"https:\/\/www.ajga.org\/\"><strong>A<\/strong>merican Junior Golf Association<\/a>\u00a0ayaa \u00a0waxaa sannadkaan ka soo qayb-gallay 78 ciyaartooy\u00a0 oo ka kala socday daagfaha Adduunka da\u2019adooduna u dhaxaysay 12-15,iyadoo Saddex ka mid ah ay ahaayeen Somali Americaan.<\/p>\n<p>Sihaam Abdirashid oo ahayd Gabdha ugu da\u2019da yareyd Ciyaartaan,horana guula uga soo hoyeysay Aasiya \u00a0iyo Africa, iyadoo xiligaas matalaysay Dalkeena Soomaalia ayaa \u00a0hadda gashay kaalinta 10-aad waxayna keentay 14 dhibcood,salma ayaa iyana gashay kaalinta 29-aad, halka Maxamed uu isna galay kaalinta 46-aad.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Ibraahim oo ah Aabbaha Carruurtan ayaa war-baahinta Qaranka Soomaaliyeed u sharraxay taariikhdiisa isboortiga, guulaha ay Carruurtiisu \u00a0ka gaareen Ciyaaraha Golfka iyo waleba\u00a0wakhtiga ay billaabeen, isagoo u mahad-celiyey cid kasta oo garab istaagtay, gaar\u2019ahaan Wasiir khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>Siham, Salma iyo Maxamed ayaa u mahadceliyay dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed eeDalka Maraykanka , Wasiirad Khadiijo Diiriye iyo intii kusoo garab istaagtay guushooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)- Maxamed Cabdirashiid Ibraahim, Salma C\/rashiid \u00a0iyo Sihaam oo Walaalo ah ayaa wacdaro ka dhigay \u00a0Ciyaaraha\u00a0 Golfka ee lagu qabtay Magaalada Portland Gobolka Oregon ee Dalka Maraykanka. Ciyaartaan oo ay soo qaban-qaabisay Ururka \u00a0da\u2019yarta Golfta Qaaradda \u00a0America ee \u00a0American Junior Golf Association\u00a0ayaa \u00a0waxaa sannadkaan ka soo qayb-gallay 78 ciyaartooy\u00a0 oo ka kala socday daagfaha Adduunka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":426116,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426115","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426117,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426115\/revisions\/426117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}