{"id":426054,"date":"2020-08-30T09:52:41","date_gmt":"2020-08-30T06:52:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=426054"},"modified":"2020-08-30T09:53:53","modified_gmt":"2020-08-30T06:53:53","slug":"masuuliyiin-ka-socda-galmudug-iyo-amisom-oo-muqdisho-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-socda-galmudug-iyo-amisom-oo-muqdisho-ku-kulmay\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo AMISOM oo Muqdisho ku kulmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweyne kuxigeenka Maamul Dowlad Goboleedka \u00a0Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa looga hadlay xoojinta Xiriirka Amisom iyo dowlad gobolleedka Galmudug\u00a0 iyo qodobo kale oo la xiriiray ka qeybgalka sugidda amniga iyo horumarinta arimaha bulshada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ciid ayaa masuuliyiinta Amisom kala hadlay sidii Ciidamada Amisom ay gacan uga geysan lahaayeen xoreynta goobaha fara-kutiriska ah ee kooxda argigixisada Al-Shabaab ay ka joogaan Galmudug .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweyne kuxigeenka Maamul Dowlad Goboleedka \u00a0Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera. Kulankaasi ayaa looga hadlay xoojinta Xiriirka Amisom iyo dowlad gobolleedka Galmudug\u00a0 iyo qodobo kale oo la xiriiray ka qeybgalka sugidda amniga iyo horumarinta arimaha bulshada. Madaxweyne Ciid ayaa masuuliyiinta Amisom kala hadlay sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":426055,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-426054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=426054"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":426057,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/426054\/revisions\/426057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/426055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=426054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=426054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=426054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}