{"id":425935,"date":"2020-08-28T11:08:55","date_gmt":"2020-08-28T08:08:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425935"},"modified":"2020-08-28T11:54:24","modified_gmt":"2020-08-28T08:54:24","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-iyo-madaxweynaha-galmudug-oo-furay-kalfadhiga-2-aad-ee-barlamaanka-galmudg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-iyo-madaxweynaha-galmudug-oo-furay-kalfadhiga-2-aad-ee-barlamaanka-galmudg\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Madaxweynaha Galmudug oo furay kalfadhiga 2-aad ee Barlamaanka Galmudg"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magaalada dhuusamareb uga qayb-galay munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug .<\/p>\n<p>Munaasabaddaasi oo ay goob joog ka ahaa madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor),Sanataro, Wasiiro, maamulka caasimada galmudug iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay,waxaa khudbad dheer ka jeediyey Cabdi Xaashi Cabdullaahi ,isagoo xusay inuu ku faraxsanyahay ka soo qayb-galka furitaanka kal-fadhiga 2-aad ee baarlamaanka Galmudug waxa uuna sheegay in aqalka sare ee Soomaaliya u soo diri doonaan guddiyo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa khubad uu ka jeediyey munaasabada ku soo bandhiga qorshayaasha horyaala baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.<\/p>\n<p>Ugu dambayn waxaa munaasabada soo gabagabeeyey madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor-Qoor) waxa uuna si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka kal-fadhiga 2-aad ee baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Maxamed Faarax (Osaama) oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug kana mid ahaa guddiga qabanqaabada munaasabada ayaa ugu horayn hadlay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magaalada dhuusamareb uga qayb-galay munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug . Munaasabaddaasi oo ay goob joog ka ahaa madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor),Sanataro, Wasiiro, maamulka caasimada galmudug iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay,waxaa khudbad dheer ka jeediyey Cabdi Xaashi Cabdullaahi ,isagoo xusay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425940,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425937,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425935\/revisions\/425937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}