{"id":425836,"date":"2020-08-27T10:22:30","date_gmt":"2020-08-27T07:22:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425836"},"modified":"2020-08-27T10:43:51","modified_gmt":"2020-08-27T07:43:51","slug":"maamulka-galmudug-oo-soo-djoweeyay-xeerka-saxaafadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-galmudug-oo-soo-djoweeyay-xeerka-saxaafadda\/","title":{"rendered":"Maamulka Galmudug oo soo dhoweeyay xeerka Saxaafadda"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka \u00a0oo lahadlay warbaahinta \u00a0Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan xeerka saxaafada ee dhawaan madaxweynuhu uu ansaxiyay,isla markaana loo soo bandhigay bahda Saxaafadda,wuxuuna intaa ku daray in xeerkani uu yahay mid muhiim u ah warbaahinta iyo wariyeyaasha Soomaliyeed .<\/p>\n<p>Axmed Shire Falagle .waxa uu caddeeyay in Galmugud ahaan\u00a0 aysan wax dhib ah u arkin dhaqangalinta xeerka Saxaafadda,wuxuuna tilmaamay in loo baahanyahy xeer\u00a0 ay ku wada-shaqeyn karaan qeybaha warbaahinta madaxa bannaan iyo dowlada<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya lagu soo bandhigay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. Wasiirka \u00a0oo lahadlay warbaahinta \u00a0Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan xeerka saxaafada ee dhawaan madaxweynuhu uu ansaxiyay,isla markaana loo soo bandhigay bahda Saxaafadda,wuxuuna intaa ku daray in xeerkani uu yahay mid muhiim u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425842,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425852,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425836\/revisions\/425852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}