{"id":425829,"date":"2020-08-27T09:24:03","date_gmt":"2020-08-27T06:24:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425829"},"modified":"2020-08-27T10:29:34","modified_gmt":"2020-08-27T07:29:34","slug":"erdogan-iyo-trump-oo-ka-wadahadlay-xiisadda-badda-mediterranean","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/erdogan-iyo-trump-oo-ka-wadahadlay-xiisadda-badda-mediterranean\/","title":{"rendered":"Erdogan iyo Trump oo ka wadahadlay xiisadda Badda Mediterraneanka ee Giriigga iyo Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Washington-(SONNA} -Madaxweyniyaasha Turkiga Tayyip Erdogan\u00a0 iyo Donald Trump ayaa telefoon kaga wadahadlay \u00a0xiriirka labada dal, arrimaha gobolka iyo xiisadda ka taagan badda Mediterraneanka ee u dhexeysa Turkiga iyo Giriiga, sida uu sheegay xafiiska madaxwayne Erdogan.<\/p>\n<p>Xiisadda u dhexeysa Turkiga iyo Giriiga ayaa sare u kacday kadib markii xukuumadda Ankara u dirtay markabkeeda sahminaya biyaha lagu muransan yahay ee bariga badda Mediterraneanka, talaabadaas oo Athenis ugu yeertay sharci darro.<\/p>\n<p>Labadan daal oo ka wada tirsan gaashaan-buurta NATO ayaa khilaaf xooggan ka dhexeeyaa, waxayna wada sheeganayaan milkiyadda kheyraadka ku jira biyahaas oo uu\u00a0 ka mid yahay gaaska dabiiciga ah, iyadoo muranka labada dhinac\u00a0 uu salka ku hayo qalfoof badeedka ay ku firirsan yihiin jaziirado Giriiggu sheegto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington-(SONNA} -Madaxweyniyaasha Turkiga Tayyip Erdogan\u00a0 iyo Donald Trump ayaa telefoon kaga wadahadlay \u00a0xiriirka labada dal, arrimaha gobolka iyo xiisadda ka taagan badda Mediterraneanka ee u dhexeysa Turkiga iyo Giriiga, sida uu sheegay xafiiska madaxwayne Erdogan. Xiisadda u dhexeysa Turkiga iyo Giriiga ayaa sare u kacday kadib markii xukuumadda Ankara u dirtay markabkeeda sahminaya biyaha lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425832,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,84],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425829","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ganacsiga"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425829"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425841,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425829\/revisions\/425841"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}