{"id":425721,"date":"2020-08-26T14:49:44","date_gmt":"2020-08-26T11:49:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425721"},"modified":"2020-08-26T14:49:44","modified_gmt":"2020-08-26T11:49:44","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-oo-dhuusamareen-ku-soo-dhoweeyay-wafdi-ka-socday-dowladda-fs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-dhuusamareen-ku-soo-dhoweeyay-wafdi-ka-socday-dowladda-fs\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dhuusamareen ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Dowladda FS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Mudane Xamsa Saciid Xamsa, iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo arrimo shaqo u yimid Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi,waxa ay halkaasi isku weydaarsadeen arimo la xiriiray horumarinta maamulka Dowlad Goboleedkaasi.waxaana goobjoog ka ahaa \u00a0Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Galmudug mudane Abdirahman (Makaawe).<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu bogaadiyey daddaalka wasaaradda Gargaarka eek u aadan \u00a0latacaalida masiibooyinka iyo halis wadareedka.<\/p>\n<p>Wafigaasi ka socday Dowladda FS\u00a0 oomanata garay Dhuusamareeb,waxaa si diiran u soo dhoweeyay qeybaha bulshada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Mudane Xamsa Saciid Xamsa, iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo arrimo shaqo u yimid Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Dhinacyadaasi,waxa ay halkaasi isku weydaarsadeen arimo la xiriiray horumarinta maamulka Dowlad Goboleedkaasi.waxaana goobjoog ka ahaa \u00a0Wasiirka Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425722,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425721","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425723,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425721\/revisions\/425723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}