{"id":425689,"date":"2020-08-25T20:13:45","date_gmt":"2020-08-25T17:13:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425689"},"modified":"2020-08-25T20:13:45","modified_gmt":"2020-08-25T17:13:45","slug":"horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-argagixisada-alshabaab-oo-lagu-dilay-duqeyn-cirka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-sare-oo-ka-tirsanaa-argagixisada-alshabaab-oo-lagu-dilay-duqeyn-cirka-ah\/","title":{"rendered":"Horjooge Sare oo ka tirsanaa Argagixisada Alshabaab oo lagu dilay duqeyn Cirka Ah."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo saaxibada mareykanka ayaa \u00a0duqeyn cirka ah ku dilay Cabduqaadir Cusmaan Yaroow oo magaciisu afgarashadu aheyd Cabduqaadir Kumaandoos barqadii maanta.<\/p>\n<p>Howl-galkaan oo ka dhacay tuulada Cadaad Gari ee deegaanka Xabiibiyaal oo ah inta u dhaxeyso magaalooyinka Diinsoor iyo Baardheere.<\/p>\n<p>Kumaandoos ayaa mar ahaa Madixii Jabhadaha Alshabaab, waxa uu sidoo kale u xuubsiibtay Qaybta Propaganda.<\/p>\n<p>Hadda dilkiisa marka uu dhacayay waxa uu madaxa ka tirsanayay xoolo uu saami u helay oo ay Alshabaab baad ahaan kaga qaateen dadka deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo saaxibada mareykanka ayaa \u00a0duqeyn cirka ah ku dilay Cabduqaadir Cusmaan Yaroow oo magaciisu afgarashadu aheyd Cabduqaadir Kumaandoos barqadii maanta. Howl-galkaan oo ka dhacay tuulada Cadaad Gari ee deegaanka Xabiibiyaal oo ah inta u dhaxeyso magaalooyinka Diinsoor iyo Baardheere. Kumaandoos ayaa mar ahaa Madixii Jabhadaha Alshabaab, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415461,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425690,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425689\/revisions\/425690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}