{"id":425670,"date":"2020-08-25T18:45:08","date_gmt":"2020-08-25T15:45:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425670"},"modified":"2020-08-26T09:07:52","modified_gmt":"2020-08-26T06:07:52","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-shaacisay-natiijada-shanka-xogta-nafaqada-soomaaliya-ee-sanadka-2019-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-shaacisay-natiijada-shanka-xogta-nafaqada-soomaaliya-ee-sanadka-2019-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Shaacisay Natiijada Sahanka Xogta Naafaqada Soomaaliya Ee 2019-kii  +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee\u00a0 dowladda federaalka Soomaaliya \u00a0oo kaashaneysa hay\u2019ada UNICEF-Somalia, waxaa sharaf weyn u ah in ay soo gabagabeyso qabashada sahanka naafada,soona saarto manta natiijada xogta nafaqada soomaaliya oo dhammeystiran.<\/p>\n<p>Sahankaan Waxay ujeedadiisu ahayd in uu bixiyo sawir guud oo ku saabsan heerka nafaqada haweenka iyo caruurta Da\u2019doodu kayar shanta sano. Waxaana sahankani lagu sameeyey 2,400 qooys oo ku kala nool; Somaliland, puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabele, koonfur-galbeed, Gobolka Benaadir iyo sidoo kale dadka barakacayaasha (IDPs) si loo ogaado heer kooda nafaqada.<\/p>\n<p>Uruurinta xogta sahanka nafaqada lagu aruuriyay waxaa ka mid ah; xogtaqoyska\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 (House Hold Data), xogta cabirka koritaanka jirka caruurta (Child Growth Monitoring) iyo; tilmaamayaal badan oo ay ka midyihiin: dhiiga, kaadida iyo saamiyada biyaha iyo Cusbada.<\/p>\n<p>Natiijada sahanka nafaqada kasoo baxday waxaa lagu ogaaday:<\/p>\n<ul>\n<li>In kabadan 40% oo haween iyo caruur ah ay qabeen dhiig yari (Aneamia)<\/li>\n<li>34% oo caruur ah ayaa qabay Vitamin A yari (Vitamin A deficiency)<\/li>\n<li>11% oo haween ah ayaa qabay vitamin A yari ( Vitamin A deficiency)<\/li>\n<\/ul>\n<p>Iyadoo laga Tixraacaayo natiijooyinka kasobaxay sahanka nafaqada ee soomaaliya 2019 Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya waxay horseed u noqon doontaa dejinta siyaasadda iyo istraatiijiyadaha lagu yareyn doono heerka nafaqo yarida (malnutrition) sidoo kalena waxay kor uqaadi doontaa heerka nafaqada haweenka iyo caruurta shanta sano kayar iyo guud ahaanba dadweeynaha soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugudanbeyntii Wasaarad da caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee soomalaiya waxay ku boorineysaa dhamaan hay\u2019adaha dowlada, Hay\u2019adaaha UN ka, Kuwa Caalamiga ah, Ururada Maxaliaga ah,\u00a0 Ganacsadata, Shirkadaha\u00a0 gaarka\u00a0 looleeyahay, Iyo Kuwa Cilmibaarista, in ay u isticmaalaan natiijada sahanka nafaqada soomaaliya 2019 dhamaan barnaamijyada Hurmarinta nafaqada ee\u00a0 guuudahaan dalka .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425671\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2ae937d2-7210-4f45-8a16-e859424629c1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2ae937d2-7210-4f45-8a16-e859424629c1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2ae937d2-7210-4f45-8a16-e859424629c1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2ae937d2-7210-4f45-8a16-e859424629c1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2ae937d2-7210-4f45-8a16-e859424629c1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425672\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/64fb311e-aec9-4362-82dc-17687d69a30e.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/64fb311e-aec9-4362-82dc-17687d69a30e.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/64fb311e-aec9-4362-82dc-17687d69a30e-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/64fb311e-aec9-4362-82dc-17687d69a30e-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/64fb311e-aec9-4362-82dc-17687d69a30e-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425673\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/9239f6e2-55bb-4330-9444-9d1443d88ba1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/9239f6e2-55bb-4330-9444-9d1443d88ba1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/9239f6e2-55bb-4330-9444-9d1443d88ba1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/9239f6e2-55bb-4330-9444-9d1443d88ba1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/9239f6e2-55bb-4330-9444-9d1443d88ba1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425674\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/a335fa7b-39bc-4dcd-a562-3ff0177b8b68.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/a335fa7b-39bc-4dcd-a562-3ff0177b8b68.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/a335fa7b-39bc-4dcd-a562-3ff0177b8b68-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/a335fa7b-39bc-4dcd-a562-3ff0177b8b68-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/a335fa7b-39bc-4dcd-a562-3ff0177b8b68-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425675\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/b41cf8f5-ccf3-4bd9-880f-0fab6db26833.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/b41cf8f5-ccf3-4bd9-880f-0fab6db26833.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/b41cf8f5-ccf3-4bd9-880f-0fab6db26833-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/b41cf8f5-ccf3-4bd9-880f-0fab6db26833-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/b41cf8f5-ccf3-4bd9-880f-0fab6db26833-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee\u00a0 dowladda federaalka Soomaaliya \u00a0oo kaashaneysa hay\u2019ada UNICEF-Somalia, waxaa sharaf weyn u ah in ay soo gabagabeyso qabashada sahanka naafada,soona saarto manta natiijada xogta nafaqada soomaaliya oo dhammeystiran. Sahankaan Waxay ujeedadiisu ahayd in uu bixiyo sawir guud oo ku saabsan heerka nafaqada haweenka iyo caruurta Da\u2019doodu kayar shanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425675,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425670","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425670"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425696,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425670\/revisions\/425696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}