{"id":425655,"date":"2020-08-25T14:44:15","date_gmt":"2020-08-25T11:44:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425655"},"modified":"2020-08-25T14:45:37","modified_gmt":"2020-08-25T11:45:37","slug":"sii-hayaha-raisulwasaaraha-dalka-oo-kormeeray-xabsiga-dhexe-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayaha-raisulwasaaraha-dalka-oo-kormeeray-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","title":{"rendered":"Sii hayaha Ra\u2019isulwasaaraha dalka oo kormeeray xabsiga dhexe ee Xamar"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Sii hayaha ra\u2019iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta \u00a0kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu ugu kuur galayay xaalada guud ee xabsiga dhexe.<\/span><\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\">\n<p>Marka uu gaaray xabsiga dhexe waxa uu salaam sharaf ka qaatay ciidamada oo goobta loogu diyaariyay waxaana sidoo kale ku soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan.<\/p>\n<p>Sii hayaha ra\u2019isulwasaaraha dalka ayaa warbixin ka dhageystay taliska Asluubta. Waxuu taliska asluubta waxaana uu kula dardaarmay dardargelinta qorshaha adkeynta amniga, xanaaneynta iyo horumarinta nolosha maxaabiista si loogu diyaariyo mustaqbal ifaya.<\/p>\n<\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Sii hayaha ra\u2019iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta \u00a0kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu ugu kuur galayay xaalada guud ee xabsiga dhexe. Marka uu gaaray xabsiga dhexe waxa uu salaam sharaf ka qaatay ciidamada oo goobta loogu diyaariyay waxaana sidoo kale ku soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425656,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425655","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425655"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425659,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425655\/revisions\/425659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}