{"id":425640,"date":"2020-08-25T13:01:51","date_gmt":"2020-08-25T10:01:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425640"},"modified":"2020-08-25T13:05:39","modified_gmt":"2020-08-25T10:05:39","slug":"wasiir-maareeye-oo-maanta-tababar-u-furay-qaar-ka-mid-ah-shaqaalaha-warbaahinta-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-maanta-tababar-u-furay-qaar-ka-mid-ah-shaqaalaha-warbaahinta-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo maanta  tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha  warbaahinta dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane\u00a0<a class=\"profileLink\" title=\"Mohamed Abdi Hayir Mareye\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/MinsterMareye?__tn__=%2CdK-R-R&amp;eid=ARCzGmIud_9egObvWAQTw5_jUpHDH16SEwDXhWHoAJH6HVkshoYgey2HDxbXb7vwKER9S8HO7DIJQUPd&amp;fref=mentions\" data-hovercard=\"\/ajax\/hovercard\/user.php?id=100023810682910&amp;extragetparams=%7B%22__tn__%22%3A%22%2CdK-R-R%22%2C%22eid%22%3A%22ARCzGmIud_9egObvWAQTw5_jUpHDH16SEwDXhWHoAJH6HVkshoYgey2HDxbXb7vwKER9S8HO7DIJQUPd%22%2C%22fref%22%3A%22mentions%22%7D\" data-hovercard-prefer-more-content-show=\"1\">Mohamed Abdi Hayir Mareye<\/a>, ayaa tababar aqoon kororsi ah u furay qaar ka mid ah howl wadeennada warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>Tabarkaan oo socondoon mudo sadax maalin ah ayaa waxaa lagu barandoonaa sameeynta barnaamijyo tayo leh iyo duubisata Muuqaaladalada loo isticmaalo DIGITAL media.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) oo ka hadlay furitaanka tabarkaan ayaa sheegay\u00a0 tababarka in uu muhiim \u00a0u yahay wariyeyaasha iyo muuqaal duubauyaasha warbaahinta doowladda si ay u helaan aqoon kororsi wax ku soo kordhinkarta\u00a0 xirfadooda shaqo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane\u00a0Mohamed Abdi Hayir Mareye, ayaa tababar aqoon kororsi ah u furay qaar ka mid ah howl wadeennada warbaahinta Qaranka. Tabarkaan oo socondoon mudo sadax maalin ah ayaa waxaa lagu barandoonaa sameeynta barnaamijyo tayo leh iyo duubisata Muuqaaladalada loo isticmaalo DIGITAL media. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425641,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425640"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425640\/revisions\/425644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}