{"id":425630,"date":"2020-08-25T09:21:29","date_gmt":"2020-08-25T06:21:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425630"},"modified":"2020-08-25T09:21:29","modified_gmt":"2020-08-25T06:21:29","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-la-kulmay-guddiga-ku-meel-gaarka-ah-ee-doorashooyinka-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-la-kulmay-guddiga-ku-meel-gaarka-ah-ee-doorashooyinka-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiga Ku meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Maamulkaas."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\"><\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\">\n<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland kuwaas oo u gogol xaaraysa in\u00a0 dowlad goboleedkaasi uu ka guuro nidaamka Codaynta golaha wakiilada lana gaaro in dadweynuhu codkooda dhiibtaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo warbixin ka dhegaystay Guddiga ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee u qabsoontay, waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay halkaasi kasii wadaan isagoo tilmaamay iney wax ka bedel ku sameeyaan Taariikh doorasheeda maamulkani ku dhaqmayey labaatankii sano ee lasoo dhafay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sheegay iney ka go\u2019an tahay hirgelinta nidaamka xisbiyada badan oo uu sheegay inuu\u00a0 hadda meel wanaagsan marayo , waxa uuna tilmamaay iney Xukuumadiisu ay\u00a0 Guddiga\u00a0 garab taagantahay , iyadoo la illaalinayo madax banaanidooda ay xaqa uleeyihiin.<\/p>\n<\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland kuwaas oo u gogol xaaraysa in\u00a0 dowlad goboleedkaasi uu ka guuro nidaamka Codaynta golaha wakiilada lana gaaro in dadweynuhu codkooda dhiibtaan. Madaxweynaha oo warbixin ka dhegaystay Guddiga ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425631,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425630","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425630"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425633,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425630\/revisions\/425633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}