{"id":425521,"date":"2020-08-24T10:01:36","date_gmt":"2020-08-24T07:01:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425521"},"modified":"2020-08-24T10:01:36","modified_gmt":"2020-08-24T07:01:36","slug":"soomaaliya-oo-ka-hadashay-saameynta-uu-covid-19-ku-yeeshay-ganacsigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-hadashay-saameynta-uu-covid-19-ku-yeeshay-ganacsigasawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka hadashay saameynta uu Covid-19 ku yeeshay ganacsiga+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Sii hayaha xilka Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa sheegay in daraasado ay ka sameeyeen dhibaatada uu cudurka Covid-19 ku yeeshay \u00a0ganacsiga ay muujineyso inay jirto saameyn baahsan oo uu ku yeeshay ganacsiga Dalka balse dedaallo badan oo si wada-jir ah ay u sameeyeen xukuumadda iyo ganacsataduba ay wakhtigan yaraatay waxyeelladiisa.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlayay kulan lagu falan-qeynayay saameynta covid-19 uu ku yeeshay guud ahaan dhaqaalaha wadanka gaar ahaan ganacsiga Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdosho ayaa intaa ku daray in wakhtiyadii uu cudurkani xoogganaa ay Dowladdu canshuur-dhaaf u samaysay ganacsatada wax-u-soo-dhoofisa Dalka si loo yareeyo sicir-bararka ku yimi maciishadda iyo heerkii nololeed ee Bulshada.<\/p>\n<p>Inj; Cabdullaahi Cali Xasan,ayaa sheegay in xukuumaddu ay mar walba ku dedaalayso siddii ay u xakameyn lahayd saameynta cudurka,wuxuuna intaa ku daray in la joogo wakhtigii Dowlad iyo shacabba fursado loogu beddeli lahaa saameyntii ka dhalatay Corona Virus loona xoojin lahaa wax-soo-saarka Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ay dedaallo ku bixiyeen horumarinta ganacsiga iyo Warshadaha, wuxuuna ku dheeraaday dedaalladooda ku aaddan dhiiri-gelinta maal-gashiga, isagoo xusay inay sameeyeen shuruuc iyo siyaasado tiro badan oo muhiim u ah ganacsiga Waddanka, taas oo sababtay in ay Soomaaliya Maanta ka mid noqoneyso Ururrada caalamiga ah ee ganacsiyada Adduunka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425524 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-1-2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-1-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-1-2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425525 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425526 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Wasiirka-ganacsiga-3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425527 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425528 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-5.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-5.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-5-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425529 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-6.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-6.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-6-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-425530 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-7.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-7.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/wasiirka-ganacsiga-7-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Sii hayaha xilka Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa sheegay in daraasado ay ka sameeyeen dhibaatada uu cudurka Covid-19 ku yeeshay \u00a0ganacsiga ay muujineyso inay jirto saameyn baahsan oo uu ku yeeshay ganacsiga Dalka balse dedaallo badan oo si wada-jir ah ay u sameeyeen xukuumadda iyo ganacsataduba ay wakhtigan yaraatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425522,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425521","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425521\/revisions\/425531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}