{"id":425518,"date":"2020-08-24T08:42:10","date_gmt":"2020-08-24T05:42:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425518"},"modified":"2020-08-24T08:42:54","modified_gmt":"2020-08-24T05:42:54","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeeed-oo-dilay-saddex-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeeed-oo-dilay-saddex-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeeed oo dilay Saddex ka tirsanaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu yaraan Saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxay ku dileen Tuulada Ceel-geeloow xilli ay Miino ku aasayeen Waddada, ka dib howl-gal ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska xoogga Dalka Soomaaliyeed, G\/le; Ismaaciil Cabdimaalik ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howl-galka uu ujeedkiisu ahaa ka sifeynta Argagixisada Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kuwaas oo dhibaateeya Dadka shacabka ah ee safarka ah iyo Gaadiidka ay la socdaan.<\/p>\n<p>G\/le; Ismaaciil ayaa sheegay intii ay howl-galka ku jireen in ay kusoo saareen Miinooyin ay Argagixisada Al-shabaab galiyeen inta udhexeeysa Balcad iyo Jowhar, isagoo wacad ku maray in ay cadawga ka sifeyn doonaan halkaasi iyagoo kaashanaya Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu yaraan Saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxay ku dileen Tuulada Ceel-geeloow xilli ay Miino ku aasayeen Waddada, ka dib howl-gal ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Jowhar. Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska xoogga Dalka Soomaaliyeed, G\/le; Ismaaciil Cabdimaalik ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howl-galka uu ujeedkiisu ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425519,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425518","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425520,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425518\/revisions\/425520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}