{"id":425335,"date":"2020-08-21T14:45:16","date_gmt":"2020-08-21T11:45:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425335"},"modified":"2020-08-22T08:25:30","modified_gmt":"2020-08-22T05:25:30","slug":"wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-oo-ka-warbixiyay-waxqabadka-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-oo-ka-warbixiyay-waxqabadka-maamulkaasi\/","title":{"rendered":"Maamulka Gaadiidka iyo  Duulista XFS oo ka warbixiyay waxqabadka iyo horumarada kala ee jira"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFSMudane Maxamed C\/lahi Salaad Oomaar iyo \u00a0Maareeyaha heyadda duulista Rayidka Axmed Macalin \u00a0Xasan,ayaa manta ka warbixiyay horumarka baaxadda leh ee ka muuqda Maamulka Hawada iyo ahmiyadda ay u leedahay shacabka Soomaaliya .<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaasi oo manta ka qeybgalay kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka,ayaa sheegay in mudadii dhwrka sano ee la soo dhaafay ay wax weyn ku soo kordheen \u00a0Maamulka Hawada ,haddeey ahaan lahaayeen dhanka ,sharciyadda ,xagga qalabka ,barashada xirfadaha\u00a0 shaqaalaha iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Maareeyaha ,Waxa ay xuseen in Dowladda ay ammaan u tahay in xilligaan ay gacanta ku heyso maamulka duulista hawada,ka dib \u00a0muddo dhowr iyo labaatan sano ah oo Qaramada Midoobay ay lahaayeen maamulka hawada Soomaaliya<\/p>\n<p>Maxamed C\/lahi Salaad Oomaar iyo Axmed Macalin \u00a0Xasan ,Waxa ay Nasiib wanaag ku tilmaameen \u00a0in shaqaaale soomaaliyeed oo aqoon sare leh ay hayaan \u00a0howlaha duulista hawada,isla markaana ay diyaar u yihiin ogaanshaha waxa soo galaya iyo waxa ka baxaya Dalka.<\/p>\n<p>Madaxdaasi,waxa ay qireen in Lagu guuleystay in Xil la iska saaro bixinta Shahaadooyin \u00a0la xiriirta badqabka Garoonka Diyaaradaha ,Caafimaadka diyaaradaha,kaas oo ay xaqiijiyeen in uu \u00a0muhiiim u yahay shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa caalamka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFSMudane Maxamed C\/lahi Salaad Oomaar iyo \u00a0Maareeyaha heyadda duulista Rayidka Axmed Macalin \u00a0Xasan, waxa ay ka dhawaajiyeen in daqliga maamulka hawada uu ka muuqdo kororsiimo dhan 20%,sidaa daraadeedna ay rajeynayaan in muddooyinka soo socda ay gaarsiiyaan illaa 5-milyan,halkii uu ka ah\u00a0 2-,ilyan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFSMudane Maxamed C\/lahi Salaad Oomaar iyo \u00a0Maareeyaha heyadda duulista Rayidka Axmed Macalin \u00a0Xasan,ayaa manta ka warbixiyay horumarka baaxadda leh ee ka muuqda Maamulka Hawada iyo ahmiyadda ay u leedahay shacabka Soomaaliya . Mas\u2019uuliyiintaasi oo manta ka qeybgalay kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka,ayaa sheegay in mudadii dhwrka sano ee la soo dhaafay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425336,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425335","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425335"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425350,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425335\/revisions\/425350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}