{"id":425326,"date":"2020-08-21T10:57:29","date_gmt":"2020-08-21T07:57:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425326"},"modified":"2020-08-21T12:09:27","modified_gmt":"2020-08-21T09:09:27","slug":"dowladda-fiyetnam-oo-caalamka-ugu-baaqday-in-la-taageero-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-fiyetnam-oo-caalamka-ugu-baaqday-in-la-taageero-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Fiyetnam oo Caalamka ugu baaqday in la taageero Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026Dowladda Vietnam ayaa ugu baaqday beesha caalamka in Dowladda Soomaaliya ay ka caawiyaan \u00a0fududeynta dhibaatooyinka dhaqan-dhaqaale iyo la tacaalidda baahiyaha bini&#8217;aadanimo ee ka jira Dalka.<\/p>\n<p>Dang Dinh Quy, Madaxa Ergeyga Joogtada ah ee Dalkaasi u fadhiya Qaramada Midoobay oo ka hadlay fadhiga Golaha Amniga oo maaliimadii shalay looga hadlay xaaladda Soomaaliya,ayaa ugu horeyn wuxuu ka tacsiyadeeyay dhibaatooyinka Soomaaliya ay la kulantay,gaar ahaan \u00a0musiibooyinka badan ee ayax, daadadka iyo masiibada COVID-19.<\/p>\n<p>Ergeyga ayaa ka dhawaajiyay sida uu u taageersan yahay\u00a0 dadaalka ay Dowladda Soomaaliya ka geysaneyso abaabulka doorashada, wuxuuna ugu yeeray dhammaan dhinacyada inay xoojiyaan wadahadalka iyo is aaminaadda,isagoo dhinaca kalana ku adkeeyay in lala yimaado midnimo iyo dib-u-heshiisiin qaran oo u dhexeysa dowladda iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Madaxa Ergeyga Joogtada ah ee Vietnam ee Qaramada Midoobay, wuxuu cambaareeyay weerarada argagaxiso Al-shaab ay ku bartilmaameedsanayaan dadka rayidka ah, ciidamada nabadgelyada iyo shaqaalaha iyo xafiisyada UN-ka oo ku howlan gacansiinta Dadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ergeygu,waxa uu Dowladda Soomaaliya ka dalbaday in ay sii wadaan dadaalada looga hortagaayo dhibaatooyinka bani&#8217;aadanimo ee ka dhashey saameynta fatahaadda, ayax iyo masiibada COVID-19,isagoo dhinaca kalena xaqiijiyay in Qaramada Midoobay ay gacan ka geysaneyso xalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026Dowladda Vietnam ayaa ugu baaqday beesha caalamka in Dowladda Soomaaliya ay ka caawiyaan \u00a0fududeynta dhibaatooyinka dhaqan-dhaqaale iyo la tacaalidda baahiyaha bini&#8217;aadanimo ee ka jira Dalka. Dang Dinh Quy, Madaxa Ergeyga Joogtada ah ee Dalkaasi u fadhiya Qaramada Midoobay oo ka hadlay fadhiga Golaha Amniga oo maaliimadii shalay looga hadlay xaaladda Soomaaliya,ayaa ugu horeyn wuxuu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425327,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425326"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425334,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425326\/revisions\/425334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}