{"id":425284,"date":"2020-08-20T17:16:52","date_gmt":"2020-08-20T14:16:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425284"},"modified":"2020-08-20T17:16:52","modified_gmt":"2020-08-20T14:16:52","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-si-rasmi-ah-u-shaaciyay-natiijada-imtixaanka-shahaadiga-fasalka-8-aad-ee-sanad-dugsiyeedka-2019-2020-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-si-rasmi-ah-u-shaaciyay-natiijada-imtixaanka-shahaadiga-fasalka-8-aad-ee-sanad-dugsiyeedka-2019-2020-sawirro\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-Aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2019-2020 \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan, ayaa ugu horeyn ku amaanay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir dadaalka ay muujiyeen muddadii yareed tan iyo markii Gobolka Banaadir uu Wasaaradda Waxbarashada kala wareegay Maamulidda Waxbarashada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Imtixaanka Shahaadiga fasalka 8-aad ee sanadkaan ayaa waxaa u fariistay Arday gaareysa\u00a0<strong>25,426,\u00a0<\/strong>iyadoo lagu qabtay 73 xarumood oo hoos yimaada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiye Axmed ayaa sidoo kale Hambalyo iyo Boogaadin u diray Ardeydii ka qey-gashay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad, Waalidiinta, Macalimiinta iyo Dhamaan Bahda Waxbarashada, dadaalka iyo Juhdiga ay ku bixiyaan Waxbarashada.<\/p>\n<p>Ku-simaha Duqa Muqdisho, ayaa balan qaaday in 10-ka Arday ee ugu sareysa ay heli doonaan Waxbarasho lacag la\u2019aan ah Afarta sano ee Dugsiga Sare, taasi oo ay ku muteysteen buu yiri dadaalka iyo juhdiga ay ku bixiyeen Waxbarashada, Asigoo dhinaca kale xusay in lasii laba jibaari doono tayeynta Waxbarashada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waa markii ugu horeysay muddo 30-sano ah kadib uu Maamulka Gobolka Banaadir qaado Imtixaanka fasalka 8-aad ee Dugsiyada Waxbarashada Gobolka Banaadir ee Caasimada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425288\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Imtixaan.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Imtixaan.jpg 678w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Imtixaan-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425285\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-15.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"604\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-15.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-15-300x189.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-15-768x483.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425286\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Axmed-Iman.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Axmed-Iman.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Axmed-Iman-300x193.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Axmed-Iman-768x493.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425287\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gobolka.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"592\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gobolka.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gobolka-300x185.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gobolka-768x474.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-425289\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/sairo.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"642\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/sairo.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/sairo-300x201.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/sairo-768x514.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ku-simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan, ayaa ugu horeyn ku amaanay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir dadaalka ay muujiyeen muddadii yareed tan iyo markii Gobolka Banaadir uu Wasaaradda Waxbarashada kala wareegay Maamulidda Waxbarashada Gobolka Banaadir. Imtixaanka Shahaadiga fasalka 8-aad ee sanadkaan ayaa waxaa u fariistay Arday gaareysa\u00a025,426,\u00a0iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425289,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425284","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425290,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425284\/revisions\/425290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}