{"id":425272,"date":"2020-08-20T14:32:26","date_gmt":"2020-08-20T11:32:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425272"},"modified":"2020-08-20T14:37:22","modified_gmt":"2020-08-20T11:37:22","slug":"golaha-ammaanka-oo-goor-dhow-ka-shiraya-arimah-soomaalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaanka-oo-goor-dhow-ka-shiraya-arimah-soomaalia\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo goor dhow ka shiraya Arrimaha Soomaalia"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee qaramada Midoobey ayaa maanta oo Khamiis ah 20 August 2020-ka waxaa la filayaa in goor dhow\u00a0 kulan deg deg deg \u00a0ah oo la xiriira xaalada Dalka Soomaaliya in ay ku yeeshaan xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada MNew York ee cariga Mareykanka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa uu dhici doonaa \u00a0gelinka dambe ee maanta sida uu qorshuhu yahay, waxaana ka qeyb-galaya Xubnaha Beesha Caalamka,gaar ahaan kuwa Golaha Ammaanka,iyadoo looga hadlayo arrimaha ammaanka iyo doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>.Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in kulanka ka dib ay soo saaraan go\u2019aanno wax tar leh oo xal u noqda Arimaha Dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee qaramada Midoobey ayaa maanta oo Khamiis ah 20 August 2020-ka waxaa la filayaa in goor dhow\u00a0 kulan deg deg deg \u00a0ah oo la xiriira xaalada Dalka Soomaaliya in ay ku yeeshaan xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada MNew York ee cariga Mareykanka. Kulanka ayaa waxaa uu dhici doonaa \u00a0gelinka dambe ee maanta sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425273,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425272","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425272"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425276,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425272\/revisions\/425276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}