{"id":425251,"date":"2020-08-20T11:35:39","date_gmt":"2020-08-20T08:35:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425251"},"modified":"2020-08-20T13:00:33","modified_gmt":"2020-08-20T10:00:33","slug":"r-wasaaraha-bakistan-ma-aqoonsan-doono-israel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-bakistan-ma-aqoonsan-doono-israel\/","title":{"rendered":"Bakistan :\u201d ma aqoonsanin Isra\u2019il illaa Falastiin ay ka helayaan Dowlad\u201d"},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in dalkiisu uusan aqoonsan doonin Israa\u2019iil, ilaa ay halkaaasi ka jirto dowlad Falastiin ah oo ay aqbali karaan Dadka reer Falastiin.<\/p>\n<p>Hadaladan Imran Khan ayaa imanaya maalmo kadib markii heshiis uu Maraykanku dallaal ka yahay uu dhex maray Imaaraadka Carabta UAE iyo Israa\u2019iil,kaas oo qeexaya in caadi lagu soo celiyo xiriirka labadai Dal.<\/p>\n<p>Wareysi uu siiyay telefishinka maxalliga ah ee Dunya News, ayuu Khan ku sheegay xukuumadda Islamabad ineysan raaci doonin arrinta la xiriirta aqoonsashada in Israel \u00a0ay tahay Dowlad.<\/p>\n<p>Waxkastoo dalku sameeyo, mowqifkeenu waa mid aad u cad,arintaasina waxaa cadeeyay aasaasihii Pakistan] Quaid-e-Azam Muhammad Ali Jinnah \u00a0oo sanadkii 1948 xusay in aan la aqbali doonin Israa\u2019iil inta Falastiin ay helayaan xuquuqdooda \u201dayuu yiri Khan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in dalkiisu uusan aqoonsan doonin Israa\u2019iil, ilaa ay halkaaasi ka jirto dowlad Falastiin ah oo ay aqbali karaan Dadka reer Falastiin. Hadaladan Imran Khan ayaa imanaya maalmo kadib markii heshiis uu Maraykanku dallaal ka yahay uu dhex maray Imaaraadka Carabta UAE iyo Israa\u2019iil,kaas oo qeexaya in caadi lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":425252,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425251","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425251"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425264,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425251\/revisions\/425264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}