{"id":425237,"date":"2020-08-19T21:42:50","date_gmt":"2020-08-19T18:42:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425237"},"modified":"2020-08-19T21:53:14","modified_gmt":"2020-08-19T18:53:14","slug":"weerarkii-elite-oo-shaqadii-looga-joojiyay-taliyaha-saldhigga-c-casiis-loona-xiray-askar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/weerarkii-elite-oo-shaqadii-looga-joojiyay-taliyaha-saldhigga-c-casiis-loona-xiray-askar\/","title":{"rendered":"Weerarkii Elite oo shaqadii looga joojiyay taliyaha saldhigga C\/casiis loona xiray askar"},"content":{"rendered":"<p>(SONNA) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Weerarkii Elite shaqada uga joojiyay taliyihii Saldhigga Degmada C\/casiis,iyadoo loo xiray askartii ilaalada Baraha Kantrol.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in shaqadii laga joojiyay taliyihii saldhigga degmad C\/casiis,islamarkaana xabsiga loo taxaabay askartii ilaalinaysay baraha Kantrool sababo la xiriira weerarkii ka dhacay Elite Hotel.<\/p>\n<p>Waxaa soconaya baaritaan ku aadan weerarkaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray shacab iyo dad mas&#8217;uuliyiin ah.<\/p>\n<p>saraakiisha laamaha ammaanka ayaa la faray sidii loo xoojin lahaa sugidda ammaanka caasimadda.<\/p>\n<p>Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar qarax uu ku bilowday ka geysatay Liido 15kii Bishan,wixii xiligaasi ka dambeeyay waxaa go&#8217;aankaasi uu ka soo baxay taliska booliska,iyadoo ay qeyb ka tahay isla xisaabtanka hay&#8217;adaha ammaanka dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(SONNA) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Weerarkii Elite shaqada uga joojiyay taliyihii Saldhigga Degmada C\/casiis,iyadoo loo xiray askartii ilaalada Baraha Kantrol. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in shaqadii laga joojiyay taliyihii saldhigga degmad C\/casiis,islamarkaana xabsiga loo taxaabay askartii ilaalinaysay baraha Kantrool sababo la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425237","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425237"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425244,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425237\/revisions\/425244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}