{"id":425105,"date":"2020-08-18T18:12:07","date_gmt":"2020-08-18T15:12:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425105"},"modified":"2020-08-18T18:12:07","modified_gmt":"2020-08-18T15:12:07","slug":"ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-goobo-ay-argagixisada-al-shabaab-ku-farsameynayeen-waxyaabaha-qarxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-goobo-ay-argagixisada-al-shabaab-ku-farsameynayeen-waxyaabaha-qarxa\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Oo Bur Buriyay Goobo Ay Argagixisada Al-Shabaab Ku Farsameynayeen Waxyaabaha Qarxa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidamada Xoogga gaar ahaan kuwa Danab ayaa maanta howl-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendershe ee gobolka shabeellaha hoose waxa ay ku bur burireen goobo ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku farsameynayeen waxyaabaha qarxo.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa sidoo kale howl-galkaasi inta ay ku jireen gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan argagixisadii halkaasi ku maleegayay dhibaateynta shacbka Soomaaliyeed .<\/p>\n<p>\u201cKumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Gendarshe ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa waxay ku bur-buriyeen goobo Qaraxyo lagu farsameynayey, iyagoo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada oo halkaasi ku sugnaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ciidamada Xoogga gaar ahaan kuwa Danab ayaa maanta howl-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendershe ee gobolka shabeellaha hoose waxa ay ku bur burireen goobo ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku farsameynayeen waxyaabaha qarxo. Ciidanka xoogga dalka ayaa sidoo kale howl-galkaasi inta ay ku jireen gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan argagixisadii halkaasi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425106,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425105","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425107,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425105\/revisions\/425107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}