{"id":425101,"date":"2020-08-18T18:08:48","date_gmt":"2020-08-18T15:08:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425101"},"modified":"2020-08-18T18:08:48","modified_gmt":"2020-08-18T15:08:48","slug":"shaqaalaha-dowladda-oo-la-fasaxay-khamiista-sababo-la-xiriira-sanadka-cusub-ee-hijiriyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shaqaalaha-dowladda-oo-la-fasaxay-khamiista-sababo-la-xiriira-sanadka-cusub-ee-hijiriyada\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay khamiista sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha hay&#8217;adaha dowladda heer federaal,iyo heer dowlad goboleed iyo guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed ay fasax yihiin maalinta khamiista oo taariikhu ku beegantahay 20\/August 2020 sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada.<\/p>\n<p>Dhamaan hay&#8217;adaha dowladda ayaa lagu wargeliyay qoraalkaasi ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-425102\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ssssss-1-216x300.jpg\" alt=\"\" width=\"397\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ssssss-1-216x300.jpg 216w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ssssss-1-768x1068.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ssssss-1-736x1024.jpg 736w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ssssss-1.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 397px) 100vw, 397px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha hay&#8217;adaha dowladda heer federaal,iyo heer dowlad goboleed iyo guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed ay fasax yihiin maalinta khamiista oo taariikhu ku beegantahay 20\/August 2020 sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada. Dhamaan hay&#8217;adaha dowladda ayaa lagu wargeliyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423531,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425101","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425101","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425101"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425103,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425101\/revisions\/425103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}