{"id":425096,"date":"2020-08-18T17:48:27","date_gmt":"2020-08-18T14:48:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425096"},"modified":"2020-08-18T17:54:03","modified_gmt":"2020-08-18T14:54:03","slug":"qarax-dad-shacab-ah-ay-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qarax-dad-shacab-ah-ay-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-beledweyne\/","title":{"rendered":"Qarax dad shacab ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p><strong>Baladweyne (SONNA)<\/strong> Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubadda Cagta magaaladaasi.<\/p>\n<p>Sida ay ku soo waramayaan wariyeyaasha warbaahinta Qaranka ee gobolka Hiiraan, khasaaraha horudhaca ah ee qaraxaasi ka dhashey ayaa la sheegay\u00a0 in uu yahay geerida\u00a0 inta la ogyahay 3 qof,iyadoo ay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Qaraxaan Nuuciisu ahaa Miinada Dhulka lagu aaso ayaa lagaliyay banaanka hore ee\u00a0 Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta oo maalmahan ay ka socdeen tartamo sporti.<\/p>\n<p>Saraakiil iyo ciidamada ammaanka ayaa goobtaasi tagay,waxaana durba bilowday baaritaanno ku aadan ammaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne (SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubadda Cagta magaaladaasi. Sida ay ku soo waramayaan wariyeyaasha warbaahinta Qaranka ee gobolka Hiiraan, khasaaraha horudhaca ah ee qaraxaasi ka dhashey ayaa la sheegay\u00a0 in uu yahay geerida\u00a0 inta la ogyahay 3 qof,iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425097,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425096","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425096"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425099,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425096\/revisions\/425099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}