{"id":425087,"date":"2020-08-18T10:26:40","date_gmt":"2020-08-18T07:26:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=425087"},"modified":"2020-08-18T10:26:40","modified_gmt":"2020-08-18T07:26:40","slug":"madaxweynaha-maamul-goboleedka-hirshabeelle-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-wasiirkii-beeraha-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-maamul-goboleedka-hirshabeelle-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-wasiirkii-beeraha-hirshabelle\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabeelle oo ka tacsiyeeyey  geerida Wasiirkii Beeraha HirShabelle"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-SONNA\u00a0 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Wasiirkii Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir Abuukar Muxumed Karaani oo xalay kooxo Dhagar qabayaal ah ay ku dileen\u00a0 Magaalada Jowhar Xilli uu ka baxay Masaajid\u00a0 uu ku dukaday Salaada Cishaha.<\/p>\n<p>Madaxwayne waare ayaa yiri anigoo ku hadlaya\u00a0 magaca golayaasha iyo shacbiga Hirshabelle waxaan\u00a0 tiiraanyada la qaybsanay dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Wasiirkii hore Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir Abuukar Muxumed Karaani.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sidoo kale cambaareeyay dilka wasiirka, wuxuuna Tacsi uu u diray Shacbiga Hirshabelle, gaar ahaan,qoyskii,Caruurtii ,eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumka, samir iyo iimaana ka siiyo, waxaana uu alle uga baryay in uu ka waraabiyo Janatul Fardowsa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo sii hadlay ayaa muujiyay sida uu uga naxay misna uga naxay Dilka Wasiirka, ayaa\u00a0 amray hey&#8217;adaha amaanka in ay si deg Deg ah u soo\u00a0 qabtaan Kooxihii Ka dambeeyay Dilka wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle marxuum C.qaadir Abuukar Muxumed Karaani.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa sidoo kale ahaa Mudane ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabelle waxaana uu ka mid noqday dabayaaqadii 2016-ki oo xiligaa la aas aasay Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-SONNA\u00a0 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Wasiirkii Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir Abuukar Muxumed Karaani oo xalay kooxo Dhagar qabayaal ah ay ku dileen\u00a0 Magaalada Jowhar Xilli uu ka baxay Masaajid\u00a0 uu ku dukaday Salaada Cishaha. Madaxwayne waare ayaa yiri anigoo ku hadlaya\u00a0 magaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":425088,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-425087","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=425087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":425089,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/425087\/revisions\/425089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/425088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=425087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=425087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=425087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}